DAAWO; Hooyo Kenyan oo canugeeda oo 3-cisho dhalan Sabab la yaab leh ugu iibsatay $100

Waa dhacdo naadir ah oo ka dhacda caalamka,Hooyo Kenyan ah ayaa iibsatay canugeeda oo sida la sheegay dhalnaa mudo saddex cisho ah.

Hooyadaan oo 25-sano jir ah ayaa ilmaheeda yar ku iibsatay 10-kun oo shilinka Kenyan ah oo u dhiganta 100$,waxaana si aad ah looga hadal hayaa guud ahaan dalka Kenya.

29-kii bishii December ee sanadkii tagay ayaa Hooyada la soo taagay maxkamad ku taalo dalka Kenya,waxaana maxkamada horteeda ka marqaati furay labo qof oo cadeeyay in hooyada canugeeda iibsatay.

Waxay shegtay ineysan awoodin biilka canuga yar iyo labo kale oo ay horay u dhashay taasina ku qasabtay iney canuga saddexda cisho dhalnaa iska iibiso.

Halkaan Hoose Ka Daawo:-

The post DAAWO; Hooyo Kenyan oo canugeeda oo 3-cisho dhalan Sabab la yaab leh ugu iibsatay $100 appeared first on .


Source: Warqaad

Leave a Reply