Xukuumadda Soomaaliya oo Fariin U Dirtay Siyaasiyiinta Mucaaradsan.

Wasaaradda amniga gudaha xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta shaacisay in cafis loo fidinyo siyaasiyiinta mucarad ku ah dowladda Soomaaliya,waxaan wsaraddu ay sheegtay in xubnahan cafiska loo fidinayo ay qal-qal galin ku wadan dalka. Afhayeenka Wasaaraddaas C/casiis Xildhibaan oo Maanta Saxafadda kula hadlay Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dowladda Soomaliya ay cafis u sameyneyso siyasiyiin dowladda ugu […]
Source: News english

Leave a Reply