War-Murtiyeed:- Golaha Iskaashiga Maamul Goboleedyada Oo Ka Digay Xasilooni Dari Siyaasadeed iyo Mid Amni.

Golaha Iskaashiga Maamul goboleedyada dalka ka jira ayaa maanta war murtiyeed dhoor qodob ka kooban ka soo saaray kuraasta ka banaan Xildhibaanada baarlamaanka 10aad, muddo lix bilood ka badan, iyada oo sidoo kale Golaha walaac ka muujiyay, kana soo horjeestay go’aanka Maxkamadda sare ee gal dacwadeed ugu furtay kuraasta banaan ee Xildhibaanada baarlamaanka Soomaliya. War […]
Source: News english

Leave a Reply