WarsaxaafadeedKal-fadhigii saddexaad (3aad) ee ay yeeshaan golaha wasiirada

11/01/2018 WAR-SAXAAFADEED Kal-fadhigii saddexaad (3aad) ee ay yeeshaan golaha wasiirada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir-gudoominayey Madaxweynaha Qaranka Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi kuna wehelinaayey madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici oo ka qabsoomay maanta oo ay taariikhdu tahay 11.01.2018, hoolka shirarka golaha wasiirada ee Madaxtooyada Somaliland, ayaa dood-dheer iyo falaqayn ay […]

The post WarsaxaafadeedKal-fadhigii saddexaad (3aad) ee ay yeeshaan golaha wasiirada appeared first on somalilandlive.com.


Source: somalilandlive

Leave a Reply