KASHIFAAD: DFS Oo Dib Usoo Celineysa Xiriirkii Dowladda Iiraan

Xog hoose oo aan helnay aya waxay sheegeysaa in dowladda Soomaaliya ay hatan qorsheynayso iney dib usoo celiso xiriirkii weynaa eek ala dhaxeeyay dowladda Iiraan oo ay kartay dowladdii uu hogaminayey Madaxweyne Xasan Sheekh.

Maadaama xiriirkaasi inuu jarmo ay gadaal ka riixayeen Sacuudiga iyo Imaaraadka, ayaa hadda waxay dooneysaa DFS in dib usoo nooleyso xiriirkan.

Danta laga leyahay ayaa in dhabar jab lagu rido Imaaraadka maadaama uu aad u necbaa dowladda Iiraan.

Waxaa magalada Muqdisho iman doona Diblomaasiyiin ka socda dowladda Iiraan, waxayna gogol xaari doonaan dib usoo celinta xiriirka Labada dal.

The post KASHIFAAD: DFS Oo Dib Usoo Celineysa Xiriirkii Dowladda Iiraan appeared first on .


Source: Warqaad

Leave a Reply