Dowladq Emaraadka oo ka hadashay in ay joojiyeen taageeradii ay ciidamada Soomaliya taageeri jireen

Dowlada Imaaraatka ayaa go’aansatay in ay jiijiso tababaradii iyo taageeradii ay siineysay ciidanka Milatariga Soomaaliya, kadib markii meeshii ugu xumeyd uu gaaray xiriirka labada dal u dhaxeeya Wakaalada wararka u faafisa Imaaraadka Carabta  ee WAM ayaa shaacisay in dowlada Imaaraatka ay joojisay tababaradii iyo taageeradii ay siinayeen ciidanka kumaandooska Soomaaliya iyo kuwa maamulka Puntland . […]
Source: dayniile

Leave a Reply