Dhageyso:-Madaxweyne Gaas oo Shuruud ku xiray in lakala qaado Ciidamada iskuhor-fadhiya Tukaraq

Kadib codsi uga yimid Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabduweli Maxamed Cali Gaas  Boqor Buur Madoow oo ahaa in la xaliyo xiisada u dhaxeysa Puntland iyo Soomaaliland ee deegaanka Tukaraq. Boqorka ayaa madaxweyne Gaas ka codsaday in uu aqbalo in lakala qaado ciidamada mudada dhowrka bilood ah iskuhor-fadhiya deegaanka tukaraq kuwaas oo qarka u saran in ay […]
Source: News english

Leave a Reply