Wareysi:-Macalin Jaamacadeed oo Caawa lagu dilay M/Muqdisho

Kooxo hubeysan ayaa Caawa Xaafada Odweyne ee degmada Deeyniile Gobolkan Banaadir waxa ay ku dileen Nin la Sheegay in uu barre ka ahaa mid ka mid ah jaamacadaha Muqdisho . Ninkaan oo Magaciisa ay goobjoogayaal ku sheegeen Ismaaciil Cadoow Nuur ayaa la sheegay in uu inta aan la dilin ka hor ka soo baxay Garaash […]
Source: News english

Leave a Reply