Madaxweynaha Soomaaliya oo ku baaqay in la joojiye Dagaalka Tukaruq

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo ayaa baaq u kala daray labada maamul ee Puntaland Iyo Somaliland ee ku dagaalamayaan Tukaraq Madaxweyne ayaa ka codsaday in la qaboojiyo dagaalka islamarkaasne shacabka ku nool deegaankas aan barakac loo horseedin waxaa kaloo uu sheegay in macno weyn sameeneynin in xiligaan lagu dgalaamo bulshada dhaxdeyda. Farmaajo […]
Source: dayniile

Leave a Reply