Isgaarsiinta Tukaraq oo go an iyo dhimashada iyo dhawac ee labada dhinac kala gaartay oo aad u bqdan

Isgaarsiinta Tukaraq ayaa go’an wadaduna waa xirantahay labada dhinac, oo wax aan askari ahayn looma ogola inuu dhaafo God-qaboobe, halka Somaliland na shacabku dhaafi karin Garoonka Jaamac Iidle ee Laascaanood, dagaalkii duhurkii dib u qarxay ayaa wali socda khasaare kii saaka ka badan ayaa labada dhinacba jira. Wararka ayaa sheegaya in hadda la isku haysto […]
Source: dayniile

Leave a Reply