Maamulka Garasbaaley oo gacanta ku dhigay rag sheegtay in ay ka tirsan yihiin Daacish

Guddoomiyaha degaanka Garasbaaley C/raxmaan Axmed Cali ayaa waxa uu sheegay in ciidanka ammaanka degaanka ay gacanta ku dhigeen burcad hubeysan oo dhibaato ku heysay shacabka degan degaanka. Wuxuu sheegay soo qabashada raggan inay ka dambeysay kadib markii ay si adag u shaqeeyeen ciidanka ammaanka, ragga la soo qabtay oo ku jira gacanta Hay’adaha ammaanka ayuu […]
Source: dayniile

Leave a Reply