Wadamada Caalamul Islaam oo war ka soo saaray in berri ay tahay Ramadaan

Wadamada Caalamul islaam ee uu hoggaaminaayo Sacuudiga ayaa soo geba gebeeyay xaqiijintii in berri ay tahay Ramadaan, waxaana laysku raacay in berri oo Arbaco ah la taamyeeli doono 30-ka Shacbaan. Sidoo kale wadamadan ayaa waxa ay sheegeen in Khamiista ay tahay shaki la’aan maalinta 1-aad ee Ramadaan. Shacabka Muslimiinta ah ayaa tan iyo maqribkii aad […]
Source: dayniile

Leave a Reply