Akhriso:-Waqtiga Rasmiga ah Maalinta 1aad ee Bisha Ramadaan oo la shaaciyey

Shacabka Soomaaliyeed ayaa caawa dhan waxa ay sugayeen waqtiga rasmiga ah ee Bisha Barakeysan ee Ramadaan ay soomaan,iyada oo marka xilligaan oo kale la gaaro uu khilaaf yimaado. Wasaaradda Owqaafta iyo Arrimaha Diinta ee dowladda Soomaaliya ayaa xaqiijisay in maalinta berri ay tahay 30ka bisha Shacbaan, halka Maalinta Khamiista ay tahay maalinta koowaad ee Bisha […]
Source: News english

Leave a Reply