6 Ruux oo Biriq ku dishay deegaan ka tirsan Shabeellaha Hoose

Wararka naga soo gaaraya Degmada Qoryooley ee Gobolka Shabeellaah Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in tuulo hoostagta degmadaasi ay biriq soo dhacday dad farabadan ku dishay. Saacadaihii lasoo dhaafay ayaa Roob waxa uu ka da’ayay tuulada Farxaane oo 3km u jirta degmada Qortooleey,waxan biriqda ay sababtay geerida lix Ruux sida ay Dalsan u sheegeen dadka […]
Source: News english

Leave a Reply