DAAWO SAWIRO: Sidee saaka looga ciiday Magaalada Bergen ee Dalka Norwey.

Qeybaha kala duwan Bulshada Soomaaliyeed ee ku nool Magaalada Bergen iyo Nawaaxigeeda ayaa saaka si weyn ugu dabaal degay Maalinta Koowaad ee Munaasabadda Ciidul Fitriga oo ku began maanta, iyadoo Fantasiye ballaaran oo arrintaas ku saabsan laga dareemayo guud ahaan  Magaaladaasi.

Muslimiin iskugu jira Rag, Dumar iyo Caruur, ayaa saaka markii uu waagu baryey u dareeray Slettebakken, si ay ugu soo tukadaan Salaada Ciidul Fidriga iyagoo dadka intooda badan Xabadka is gelinayay isla markaana isugu Hambalyaynaya Farxadda Cidda.

Wadooyinka, suuqyada iyo xaafadaha ayaa waxaa saaka lagu arkayaa caruur aad u fara badan oo qaarkood waalidiintooda ay daadihinayaan, kuwaasoo ku lebisan dhar aad u qurxoon, iyadoo inta badan caruurta ay wataan waxyaabaha Toyska loo yaqaano ee caruurtu ay ku ciyaaraan.

FOTO: Bile Mohamed Abdi (Bile Baastey).

Email: baastey11@hotmail.com

NORWEY-BERGEN.

IMG_0582

IMG_0585

IMG_0586

IMG_0590

IMG_0591

IMG_0598

IMG_0603

IMG_0609

IMG_0611

IMG_0621

IMG_0623

IMG_0625

IMG_0629

IMG_0632

IMG_0635

IMG_0639

IMG_0640

IMG_0641

IMG_0642

IMG_0643

IMG_0652

IMG_0653

IMG_0656

IMG_0662

IMG_0664

IMG_0665

IMG_0666

IMG_0668

IMG_0670

IMG_0671

IMG_0674

IMG_0677

 

Leave a Reply

WARARKII