logo

Daawo Sawiro” Muslimiin Badan Oo Maanta Dultaagan Buurta Carafo Iyagoo Gunaya Acmaasha Xajka.

Muslimiin Kor udhaafaya malaayiin qof ayaa maanta taagan buurta Carafo si ay u gutaan rugniga ugu weyn ee Acmaasha Xajka.

 

Dadka Xujeyda ah ayaa saakay u dhaqaaqay buurta carafo si ay usoo gutaan rugniga ugu weyn acmaasha xajka, waxa ay sidoo kale dadka xujeyda ah marka ay qaraxdu dhacdo maanta u dareeraya dhinaca Musdalafa halkaas ay ku dukan doonaan maqrib iyo cisho jamac ah.

 

Waxaa sidoo kale maanta sooman Muslimiin aad u badan oo nasiibka uusan usaacidin inaa tagaan xajka sanadkan.

 

xaj_1 xaj_2 xaj_3 xaj_4 xaj_5 xaj_6 xaj_7 xaj_8

  • Fikirkaaga ka dhiibo
  • Leave a Reply