logo

Daawo Sawirada” Yahuuda Israa’iil Oo Amar Ku Bixiyay In Laburburiyo Guryaha Falastiiniyiinta.

Kulan Ay Isugu Yimaadeen Xukuumada Yahuuda Ayaa Lagu Ansixiyey In Ciidamada Isra’iil Ay Burburiyaan Guryaha Ay Degen Yihiin Dadkii Ay Ka Dhinteen Qoosaska Falastiiniyiinta Weerarada La Beegsaday Yuhuuda.

 

Waxaa Sharcigaasi Horey U Cambaareeyey Caalamka Iyadoo Hada Uu Yahay Mid Ay Si Weyn U Jecelyihiin Ama U Taageeraan Yuhuuda Isra’iil Oo Aaminsan In La Ciqaabo Qoysaska Ay Ka Tageen Shaqsiyaadka Weerarada La Beegsada Isra’iil. Inkastoo Tilaabooyinkaasi Aysan Illaa Iyo Hada Wax Ka Bedelin Weerarada Ka Dhacaya Dhulka Isra’iil Heysato.

 

Dhinaca Kale Ciidamada Isra’iil Ayaa Cunug 13 Jir Ah Oo U Dhashay Falastiin Dilay, Kadib Markii Ay Xabadka Xabad Uga Dhufteen Xili Uu Ka Qeyb Qaadanayey Mudaharaad Dhagax-Tuur Ah Oo Ka Dhacay Magaalada Bethlehem. Waa Wiilkii Labaad Oo Ay Isra’iiliyiinta Dilayaan.

 

Yahuuda Israa’iil Ayaa Weeraro Joogta Ah Ku Haya Shacabka Falastiiniyiinta Ee Difaacanaya Masaajidka Barakeysan Ee Al-Aqsa Kaasi Oo Yahuudo Dooneyso In Ay Udiido Falastiiniyiinta.

Israel-dhaawac-dhalinyaro Israel-kulan-xukuumad yahuud3 yahuud4 yahuudd2

  • Fikirkaaga ka dhiibo
  • Leave a Reply