Akhriso Warmurtiyeed Ay Soo Saareen Xildhibaano Iyo Wasiiro Katirsan Dowlada Fd Ee Kasoo Jeeda Maamulka Somaliland Oo Dhaliilay Qaabkii Loo Qeyb Sadey Madasha Wada Tashiga Doorashooyinka 2016.

Mudanayaal katirsan  baarlamaanka fd Soomaaliya iyo wasiirada kasoo jeedda gobalada Waqooyi ee dalka (Somaliland) ayaa kulan ay isugu yimaadeen ayaa waxa ay kaga hadleen arrimo aad u badan oo kamid ah arimaha somaliya.

 

Kulankooda ayaa waxaa ay diirada ku saareen sidii loo qeybiyay xubnaha madasha wada tashiga doorashooyinka 2016, iyagoona soo jeediyay talo ah, in hadii la doonayo Soomaali mideysan in wax qeybsiga laga dhigo sidii 1960.

 

Xildhibaanada iyo wasiirada kulankood ayaa waxaa laga soo saarey war murtiyeedkan sidaan u qornaa.

1 2 3 4 5

Leave a Reply

WARARKII