DHAGEYSO: Muwaadiniin Soomaaliyeed Sharciyada lagala noqday oo eedeeyey dowladda Norwey.

dibadbaxosloo5

Dowladda Norwey ayaa dhawaantan bilowday inay kala laabato Sharciyada qaar ka mid ah Muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku nool dalkaasi in ka badan 16 sanadood, halka qaarkoodna ay ku nool yihiin dalkaasi muddo saddex ilaa iyo afar sanadood.

Haddaba qaar ka mid ah Dadkaasi oo dhawaan la hadlay warbaarinta ayaa eedeen u jeediyey dowladda Norwey, iyagoo tilaabadani ku tilmaamay mid ka dhan ah Xuquuq insaanka iyo Xeerka Caalamiga ah ee Qaxootiga, waxayna baaq iyo baraarujin u jeediyeen guud ahaan Bulshada Soomaaliyeed ee ku nool Dalka Norwey.

Halkan Hoose ka dhageyso Warbixinta Barnaamijkani oo Xiiso gaar ah Xambaarsan.

Leave a Reply