Hibaaq Ibraahim Jeebe iyo Subeyr Cilmi Fariid oo wiil ugu dhashay Dalka Denmark.

hambalyo-dhalasho21Aabe Ibraahim Sheekh Cali (Jeebe) Hooyo Aamina Cabdi Xamari, Maxamed Ibraahim, Yuusuf Ibraahim, Saciid Ibraahim, Abdirisak Ibraahim iyo Xaaskiisa  Nafisa Axmed, Axmed Ibraahim iyo Xaaskiisa Jawaahir Abdullaahi, Hassan Ibraahim, Faadumo Ibraahim, Xusein Ibraahim, Jabriil Ibraahim, Siid Ali Ibraahim, Daadir Ibraahim, Juuje Saciid Ibraahim.

Dhammaan Reer Ibraahim Jeebe iyo Asxaabtaasi kale waxay Hambalyo dhalasho Farad leh halkan u marinayaan Hibaaq Ibraahim Jeebe iyo Seygeeda Subery Cilmi Fariid oo  wiil ugu dhashay 23/06/2016 Magaalada Copenhagen ee Dalka Danmark.

Wiilkaasi maalinimadii Arbacadii la soo dhaafay oo ay Taariikhdu ku asteesneed 23/06/2016  ku soo biiray  Dunidan aynu saaran nahay ayaa loogu magac daray Maxamed Subery Cilmi Fariid, waxay leeyihiin Ilaahay haka dhigo kii Diintiisa, Waalidkiisa, Dalkiisa iyo Dadkiisaba Anfaca Insha Allaah. Aamiin…..Aamiin.

 

Leave a Reply

WARARKII