DHAGAYSO:- WARKII RADIO GOBOLADA.


DHAGAYSO:- CIYAARAHA RADIO GOBOLADA.
__________________

Waraysi: Caasho Axmed Cabdalle waxaa qaaday waraysiga Ubax Cabdi Cadood
__________________
Dhagayso : waraysi: afhayeenka Alsuna ee Gobolada dhexe Sh, Ascari 16/10/2009. www.gobolada.com __________________
Dhagayso : waraysi: Aadan Garaase Hiiraan DKM ah ayaa haysata kuwa buuraha saaran wax ma haysan karaan 13/10/2009. www.gobolada.com __________________
Dhagayso : waraysi: Afhayeenka Ahlusuna ee punland Shiikh Khaliif Cali Ciraale oo wali u xiran Punland 10/10/2009. www.gobolada.com __________________
Dhagayso : waraysi: Dad ay ciidamada Ethopia ku dileen Gaalkacyo 10/10/2009. www.gobolada.com __________________
Dhagayso : waraysi: Nin labisan Dharka dumarka oo gaalkacyo lagu hayo 28/09/2009. www.gobolada.com __________________
Dhagayso : waraysi: Taliyaha Qaybta Gobolka Muusa Xasaasi oo Sheegay in ay Wadaan Baaritaano ku Adan Cidii kadanbeysa Dhagayso : waraysi: Labawiil oo gaalkacyo lagu dilay shiikh Xasan cALI 28/09/2009. www.gobolada.com __________________
Dhagayso :Wasiirka Ganacsiga Dawlada Somalia 19/09/2009. __________________
:Madaxweynaha Galmudug oo aan waraysanay 19/09/2009. __________________
Dhagayso :Al-shabaab oo qaraxyadii ka hadalay 18/09/2009. __________________
Dhagayso :Dowlada oo Qaraxyada Ka hadashay 18/09/2009 . __________________
Dhagayso :Shir jaraa,id W.Arimaha Gudaha Sh.Qaadir Cali Cumar 16/09/2009 . __________________
Dhagayso :Afhayeenka Al.shabaab oo ka hadalay weerarkii maraykanka 16/09/2009 . __________________
Dhagayso :Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay 07/08/2009 . __________________
Dhagayso : Maxamuud Maxamed Cirjoog Taliyaha Qaybta Boliska Gobalka CAYN 07/08/2009 . __________________
Dhagayso : Baarlamaanka somalia oo mudanayaal cusub dhaarshay. __________________
Dood : Baarlamaanka somalia oo dood kulul yeeshay. __________________
Waraysi : Cabdi fitaax shaaweeye oo ka hadalay nadaafada Muqdisho . __________________
Waraysi : Afhayeenka Ahlusuna ee G/dhexe sh, Ashcari oo dagalada gobolada kawaramaya . __________________
Waraysi : Afhayeenka Ciidanka Milatariga Somalia Farxaan Carsaanyo)? __________________
Waraysi : Wasiirka caafimaadka ee Puntland __________________
Dhagayso:sh Maxed nur Isxaq Ismacil kamid ah qaadiyada maxkamadda garsorka kismanyo
__________________
Dhagayso: Sh Cabdi risaaq Qeylow afhayeenka daraawiishta
__________________
Dhagayso: Wasiirka Ganacsiga Dowlada KMG ah .
__________________
Dhagayso: Shiikh Axmed Daahir aways muxaadaro ku Saabsan Khawaarijta
__________________
Madaxweynaha Galmudug Max’ed W, Kiimiko __________________
Dhagayso Al-shabaab OO gacan gooyay Dhalinyro __________________
(kismanyo) sh xasan yacquub __________________
Wasiirka warfaafinta Dowlada KMG __________________

Afhayeenka Ururka Ahlu suna wal jameeca __________________
Gudoomiyaha Xisbul islam garabka Camey.
__________________
Dhalinyaro Dagaal u aadeen Somalia ((Dhagayso:)) __________________
Gudoomiyaha,Maamulka Ximan iyo Xeeb

__________________
AYAAN DARAN QISO DHAB AH {QEYBTA 59-AAD}.
“Asliyey anigu xaqiiqooyin baan hayaa, waxaan ku soo hordhigayaa marag cad oo aadan inkiri Karin” Asli waa is hubtay inay tahay qof xumaato oo dhan ka nadiifa, ceebna aan lahay, waxayse I lahayd tolwo maragga cad oo Ayax hayaa muxuu noqondoonaa. ...
Ma saxbaa inay dhali karaan dadka qaba xanuunka AIDSka caruur ka caafimaad qabta cudurkaas?
Bukaanka qaba cudurka aidska oo ku nool nolol qoys oo farxad leh dhalaayana ubad kabad qaba cudurkaa .baaritaan lagu sameeyay qaar katirsan dadka qaba cudurka aidska oo ku nool dalka sucuudi arebiya ayaa sheegay inay ku nool yihiin nolal qoys oo farxad leh ayna haystaan ubad ka bad qaba cudurkaas ...
AYAAN DARAN QISO DHAB AH {QEYBTA 58-AAD}.
Asli markii ay ka war heshay iinta Ayax waxay go’aan ku gaartay in ay si bareer ah ula hadasho, waxayna Ayax ku tiri “Ayaxow ballanteennu waa tii ahayd haddii qof qofka kale waxyaabo uu ka garan waayo ku arko inuu runta farta ka saaro oo uu u sheego. ...
AYAAN DARAN QISO DHAB AH {QEYBTA 57-AAD}.
Asli markii ay Dr. Axmadey kala tageen, waxay go’aan ku gaartay in Intii muddo ah ay nasato, haye yeeshee rag badan abaa Asli soo hunguriyeeyeyk, aadna u daneenayay markii ay maqleen in ay tahay qof dhowrsan oo karti leh. ...
“Halyey Soomaaliyeed
Wax la koobi karo ma aha Soomaalida nafweydey iyada oo ka cararaysa dhibaata iyo dagaalada ka jira gudaha Dalkooda, cid walba waa ka war haysaa in kumanaan ka mid ah dad u adkeysan waayey dhibaatada ka jirta wadan kooda oo miciin biday in ay ka cararaan ay ku dhinteen badaha caalamka markay doonyo la shiideen, iyadoo qaar kalana ay galeen xeryo qoxooti oo ku yaalada wadamada dariska kuwaasoo qeyb kamid ah ay helaan fursado ay ku tagaan Yurub iyo Ameerika....
AYAAN DARAN QISO DHAB AH {QEYBTA 56-AAD}.
Cali-amuur wuxuu walaashiis asli uga waramay sida loo aoo raray loona dajiyay dadkii abaaruhu waxyeeleeyeen, wuxuuna usheegay in bil ka bacdi uunoqanaayo, wuxuuna yri:. ...
AYAAN DARAN {QISO DHAB AH} QEYBTA 55:AAD
Cali Ammuur oo ay Asli walaalo ahaayeen baa yimid oo ku soo nqoday Magaalada Muqdisho, markii bil fasax ah uu ka soo qaatay Magaalada Dujuuma oo uu ka shaqaynayay halkaa oo la dejiyey dadkii abaaraha ku soo tabaaloobay. ...
TAANGIGA TIGREEGA {SHEEKO XIISO BADAN} Qeybta 14:aad
Diinta Islaamku waxay reebtey wax Alle ka sokeeya in al baryo isla markaana in lagu dhaarto waxaan ahayn magaca Alle "Casa wa Jalla" hase yeeshe dhaqanka somaalida waxaa ka mid ah waxyaabo......
Hambalyo Aroos Farxad leh.
Maamulka, Macalimiinta iyo Ardayda wax ka barata Iskuulka Al Fajri {Al-Farj Intermediate and Secondary School} waxay Tahrinad Aroos kal iyo laab leh u marinayaan Hawada Al-ustaad: Maxamad C/rashiid Sheekh {Afgooye} iyo Lamaantiisa Xaliimo Sheekh Kahliif oo Aqal galkoodu ka dhacay Degmada Afgooye Taariikdhu markay ahayd 22/11/2009, waxaana Hambalyada diraya Magacyada Hoos ku xusan. ...
AYAAN DARAN {QISO DHAB AH} QEYBTA 54:AAD
“Asliyey horta weligaa Ilbixi meysid, waayo marka dadku badan yahay, waxaa laga sheekeystaa mawduuc caam ah oo dadkoo dhammi kar qeyb geli karaan”....
HAMBALYO AROOS FARXAD LEH.
Maamulka iyo shaqaalaha Shirkadda Xawaaladda Caalamiga ah ee Mustaqbal Express waxay Hambalyo kal iyo Laab ...
AYAAN DARAN {QISO DHAB AH} QEYBTA 53:AAD
Canab yo Asli oo aan muddo dheer is-arag sheekadoodu ma ahayn mid maalin iyo habeen ku dhammaaneysa, sidaa darted, si sheekada ay u sii wataan Asli waxay Canab ku martiqaaday gurigeeda inay maalinta xigta ...
TAANGIGA TIGREEGA {SHEEKO XIISO BADAN} Qeybta 13:aad
Waxa la yiri beeshu in ay noqoto xeeraro ama in ay noqoto xukunsato waxaa wanaagsan in ay noqoto xeerato oo wax laysu hambeeyo....
AYAAN DARAN {QISO DHAB AH} QEYBTA 52:AAD
Iyagoo sheekadii si xiisa leh u wata baa qof gurigii soo garaacay, Asli baa dibada u baxday muddo nus saac ah bayna maqneyd. Canab deyrka ayey soo istaagtay,...
TAANGIGA TIGREEGA {SHEEKO XIISO BADAN} Qeybta 12:aad
beeleed loo xil hayey ayaa ku shirbay “Gabadh gobaad guri inan gudmeed, waxaa la geyn karaa markii gayax dameer gandaal ku godlado”, Nin baa ugu jawaabay ...........
Wadooyinkii Bilicsanaa Biyo Baa Buuxsamay {+SAWIRO}.
Dhimashada dhaawaca iyo dhiiga daadanaya ee dagaalada waxaa bar bar socda dhimasho iyo dhaawac kale imanaysa cudurada faafa oo ay ka mid yihiin Shubanka iyo KOLEERAHA ama Daacuunka....
Taariikhda Magaalada Muqdisho Qalankii C/naasir (Zero).
Magaalada muqdisho waxay wejiga ku haysaa Jihada galbeed Ee badweynta hindiya, isla markaana ay badda hindiya kaga wareegsan tahay saddex jiho....
TAANGIGA TIGREEGA {SHEEKO XIISO BADAN} Qeybta 11:aad
Qabyaaladdu waa summaddii awoowe iyo sinji waa maguuraan la mid ah Caqiido diimeed, wax kasta xataa diinta qabyaaladda ayaa ka xoog badan oo bulashadu aaminsan tahay....
AYAAN DARAN {QISO DHAB AH} QEYBTA 51:AAD
"Waa runtaa oo waalidkaa inkastoo uu ku xumeeyo, gardarranna kugu sameeyo, haddana meel ba ku damqanaysa, amaba habeenkii oo dhan feker awgiis ma seexan jirin markii hooyaday cusbitaalka la dhigay, sannadkiihorena maalin Tagsi aabbahay jug yar siiyey, sidii aan unaxay anuun baa is ogaa". ...
TAANGIGA TIGREEGA {SHEEKO XIISO BADAN} Qeybta 10:aad
17/11/1991 ilaa 3/3/1992 magaalada xamar waxaa ka dhacay dagaalkii loo yiqiin “Halaaga Ummadda” ee dhedxmaray Abgaal iyo Habargidir....
Sacdiyooy Allaha kuu naxariisto!!.
Waxay ahayd maalin kamid ah maalmaha illaahay, waa arooryo ay Qoraxda soo baxayso si ay u iftiimiso dhanka aan dunida kaga noolnahay, waa kuwan falaaraheedii si'ay noo ogaysiiso in waagii baryey oo aan Irsaaqada illaahay u raadsano, waa kuwan dadkii deganaa magaalada Muqdisha............
AYAAN DARAN {QISO DHAB AH} QEYBTA 50:AAD
Canab aad bay uga naxday xusuustii murugada lahayd, waxayna tiri “Asliyey waa runtaa oo qofna ilaa uu wax dhalo ma garan karo, qiimaha ubadka, marmarka qaarkood aad baan u naxaa waana shallaayaa markaan soo xasuusto taladii gurcanayd oo aan ku siin jirya, nasiib wanaagse aad diiddey”. ...
Idinkana dalxiis anagana darxumo!!.
Iyadoo ay jiraan dad badanoo Soomaali ah oo ku dhibaateysan Soomaaliya gaar ahaan gudaha magaalada Muqdisho iyo hareeraheeda, kuwaasoo maalin walbo la kulma dhimasho iyo dhaawac kaga immanaya Madaafiicda arxandarada ah ee lagu kor garaacayo dhiigooduna uu laamiyada qul qullayo, sidoo kalena xeryaha qaxootiga ee deriska ku dacdareysan qaarkalena ay badaha Aduunyadu Doonyuhu kula shiidayaan iyagoo dhibaato ka carar ah....
TAANGIGA TIGREEGA {SHEEKO XIISO BADAN} Qeybta 9:aad
Haddaba waxa is weydiin mudan, dad kusoo gurman waayey Muslinimo, Soomaalinimo, Leegonimo eekus oo gurmadey habarwacasho qabiil, ma lagu tilmaami karaa dad xilkas ah oo aqoon u leh wanaagga iyo ajarka ku jira taageerada loo geysto dar alle....
Allow Dami Madfaca Duulaya ee daarihii Jabiyey..
Duco gabay ayaan tirinayaa, Doorka mantayee ah dabka shidan, Dagaalada socdiyo, Dirirta afeysaan, Dumarka iyo caruuraha qaxoo, Duurka wali dhooban, Damirkeygu waa diidan yahay, ...
AYAAN DARAN {QISO DHAB AH} QEYBTA 49:AAD
“Ii tilmaan ninkaas bal inaan garto”? ...
TAANGIGA TIGREEGA {SHEEKO XIISO BADAN} Qeybta 8:aad
1970-yadii Maxamad Siyaad barre wuxuu tuhmay dadka deggan xaafada isku raran in ay mucarad ku yihiin Kacaankii Oktoobar, kadibna Dowladda hoose ee Xamar wuxuu amar ku siiyey in l ajebiyo isku raran, dadka deggana look ala raro afarta beynu jaho, macnihii haddii ay deris ahaayeen seddex reer oo xigto ah in qoys loo raro Yaaqshiid, Qoysna Kaaraan, Qoysna Wadajir si ay u kala lumaan oo mar dambe aysan ugu showrin jallaafada kacaanka....
CABASHADII CALANKEENA QORMA XIISA BADAN
Dalka Somalia oo ah dal Dadkiisu ay 100% Islaam yihiin ayaa waxaa in la is weydiiyo ah sababta ku dhawaad labaatan sano dagaal naxariis la,aaned uga socodo waxaana qofkasta oo aqli iyo Fakar wanaagsan uu ku danbeeyo u mooqanaysa dhibaatada ay markasta ku dhexjiraan dadka Masaakiinta ah ee aan waxba galabsan Taasi oo ay mas,uul ka yihiin dad ku Magac ah , Ku luuqad ah , Ku Midab ah oo markasta sheeganaya in ay madax Ama leh Nabad ayaan raadinaynaa...
AYAAN DARAN {QISO DHAB AH} QEYBTA 48:AAD
Waxaan kaloo ku shegaya in ninka manta I leh I guurso naagteydaan furayaaye, inuu anna burrito I furi doono marka dhabarnkeygu dabaco oo uu arkoodo mid kale oo is ruxaysa oo iga qurux badan igana dhalinyar....
AYAAN DARAN {QISO DHAB AH} QEYBTA 47:AAD
“Walaal samanka manta ah ma jiro nin aan iin lahayni, inkastoo marka hore kii ku doonayaaba ikhiyaar iyo nin nin ka tegay isaga kaa digaayo” ...
TAANGIGA TIGREEGA {SHEEKO XIISO BADAN} Qeybta 7:aad
Wasiirka ama sarkaal sabab la,aan loo xiro ama shaqada laga eryo iyo guud ahaanab gaboodfal loo geysto dadweynaha, waxay si dhab ah u dhiirigelineaysaa in qofku niyadasami u aamino qabyaalad iyo boob, sababtoo ah ilaa hadda dowladdu sooma saarin xeer si cad u damaanad qaadaya xaqa muwaadinka, si looga kaaftoomo qabyaaladda. ...
SOW IIMA ROONA INAAN DHINTO INTAANAN ANIGU NAFTAYDA DILIN. qattii 5,aad dhamaad::
Wuxuu i yiri gurigaaga waad ku noqondoontaa laakiin waxaad iga ballan qaadaa inaadan qofna u sheegin haddii kale fadeexad ayay ku noqon ehelkaaga, haddaad i sheegto ama dacwo igu soo oogtana waxaan ka aargoosn caruurtaada. ...
AYAAN DARAN {QISO DHAB AH} QEYBTA 46:AAD
“Amarka ha masabidin, waxaadan kas u sameyn ma dhicine, ri, kastaana shilalkey is-dhigto baa lagu qalaa, dantii moogana maro duug ah horteed buu dhammaadaa....
AYAAN DARAN {QISO DHAB AH} QEYBTA 45:AAD
“Asliyey wixii guursanaaya ha guursadeen hase yeeshee, aniga waa ii dhammaatay, waayo waad ii jeeddaa anigoo labaatan sano aan gaarin sidaan noqday, maalin dhaweyd mar aan isku fiirshey muraayad naxdin baan u bakhtiyey, qofkii aan I aqoonin wuxuu ii maleynayaa konton jir, mar marka qaarkood waan ilmeeyaa markaan arko cimri degdegga igu dhacay nin baa waxaa laga sheegay ...
Previous | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | 19 | 20 | 21 | 22 | 23 | 24 | 25 | 26 | 27 | 28 | 29 | 30 | 31 | 32 | 33 | 34 | 35 | 36 | 37 | 38 | 39 | 40 | 41 | 42 | 43 | 44 | 45 | 46 | 47 | 48 | 49 | 50 | 51 | 52 | 53 | 54 | 55 | 56 | 57 | 58 | 59 | 60 | 61 | 62 | 63 | 64 | 65 | 66 | 67 | 68 | 69 | 70 | 71 | 72 | 73 | 74 | 75 | 76 | 77 | 78 | 79 | 80 | 81 | 82 | 83 | 84 | 85 | 86 | 87 | 88 | 89 | 90 | 91 | 92 | 93 | 94 | 95 | 96 | 97 | 98 | 99 | 100 | 101 | 102 | 103 | 104 | 105 | 106 | 107 | 108 | 109 | 110 | 111 | 112 | 113 | 114 | 115 | 116 | 117 | 118 | 119 | 120 | 121 | 122 | 123 | 124 | 125 | 126 | 127 | 128 | 129 | 130 | 131 | 132 | 133 | 134 | 135 | 136 | 137 | 138 | 139 | 140 | 141 | 142 | 143 | 144 | 145 | 146 | 147 | 148 | 149 | 150 | 151 | 152 | 153 | 154 | 155 | 156 | 157 | 158 | 159 | 160 | 161 | 162 | 163 | 164 | 165 | 166 | 167 | 168 | 169 | 170 | 171 | 172 | 173 | 174 | 175 | 176 | 177 | 178 | 179 | 180 | 181 | 182 | 183 | 184 | 185 | 186 | 187 | 188 | 189 | 190 | 191 | 192 | 193 | 194 | 195 | 196 | 197 | 198 | 199 | 200 | 201 | 202 | 203 | 204 | 205 | 206 | 207 | 208 | 209  Next


“Halyey Soomaaliyeed   30 Jan 2010
Qof online ©  Gobolada.com    .   somaliahome@hotmail.com Powered by   Ramaas Software


Abdulkadir Utah's interview with 
BBC dhagayso

Madaxwene D, Riyaale

Madaxweyne C/lahi Yuiusuf


SH.Muqtaar Roobow