DHAGAYSO:- WARKII RADIO GOBOLADA.


DHAGAYSO:- CIYAARAHA RADIO GOBOLADA.
__________________

Waraysi: Caasho Axmed Cabdalle waxaa qaaday waraysiga Ubax Cabdi Cadood
__________________
Dhagayso : waraysi: afhayeenka Alsuna ee Gobolada dhexe Sh, Ascari 16/10/2009. www.gobolada.com __________________
Dhagayso : waraysi: Aadan Garaase Hiiraan DKM ah ayaa haysata kuwa buuraha saaran wax ma haysan karaan 13/10/2009. www.gobolada.com __________________
Dhagayso : waraysi: Afhayeenka Ahlusuna ee punland Shiikh Khaliif Cali Ciraale oo wali u xiran Punland 10/10/2009. www.gobolada.com __________________
Dhagayso : waraysi: Dad ay ciidamada Ethopia ku dileen Gaalkacyo 10/10/2009. www.gobolada.com __________________
Dhagayso : waraysi: Nin labisan Dharka dumarka oo gaalkacyo lagu hayo 28/09/2009. www.gobolada.com __________________
Dhagayso : waraysi: Taliyaha Qaybta Gobolka Muusa Xasaasi oo Sheegay in ay Wadaan Baaritaano ku Adan Cidii kadanbeysa Dhagayso : waraysi: Labawiil oo gaalkacyo lagu dilay shiikh Xasan cALI 28/09/2009. www.gobolada.com __________________
Dhagayso :Wasiirka Ganacsiga Dawlada Somalia 19/09/2009. __________________
:Madaxweynaha Galmudug oo aan waraysanay 19/09/2009. __________________
Dhagayso :Al-shabaab oo qaraxyadii ka hadalay 18/09/2009. __________________
Dhagayso :Dowlada oo Qaraxyada Ka hadashay 18/09/2009 . __________________
Dhagayso :Shir jaraa,id W.Arimaha Gudaha Sh.Qaadir Cali Cumar 16/09/2009 . __________________
Dhagayso :Afhayeenka Al.shabaab oo ka hadalay weerarkii maraykanka 16/09/2009 . __________________
Dhagayso :Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay 07/08/2009 . __________________
Dhagayso : Maxamuud Maxamed Cirjoog Taliyaha Qaybta Boliska Gobalka CAYN 07/08/2009 . __________________
Dhagayso : Baarlamaanka somalia oo mudanayaal cusub dhaarshay. __________________
Dood : Baarlamaanka somalia oo dood kulul yeeshay. __________________
Waraysi : Cabdi fitaax shaaweeye oo ka hadalay nadaafada Muqdisho . __________________
Waraysi : Afhayeenka Ahlusuna ee G/dhexe sh, Ashcari oo dagalada gobolada kawaramaya . __________________
Waraysi : Afhayeenka Ciidanka Milatariga Somalia Farxaan Carsaanyo)? __________________
Waraysi : Wasiirka caafimaadka ee Puntland __________________
Dhagayso:sh Maxed nur Isxaq Ismacil kamid ah qaadiyada maxkamadda garsorka kismanyo
__________________
Dhagayso: Sh Cabdi risaaq Qeylow afhayeenka daraawiishta
__________________
Dhagayso: Wasiirka Ganacsiga Dowlada KMG ah .
__________________
Dhagayso: Shiikh Axmed Daahir aways muxaadaro ku Saabsan Khawaarijta
__________________
Madaxweynaha Galmudug Max’ed W, Kiimiko __________________
Dhagayso Al-shabaab OO gacan gooyay Dhalinyro __________________
(kismanyo) sh xasan yacquub __________________
Wasiirka warfaafinta Dowlada KMG __________________

Afhayeenka Ururka Ahlu suna wal jameeca __________________
Gudoomiyaha Xisbul islam garabka Camey.
__________________
Dhalinyaro Dagaal u aadeen Somalia ((Dhagayso:)) __________________
Gudoomiyaha,Maamulka Ximan iyo Xeeb

__________________
 
Sigaar cabida oo la xaqiijiyey in ay sababto 25 curuur oo dhimasho keena
Hay’adda caafimaadka aduunka ee World Health Organisation ayaa ku tilmaamtey cabida sigaarka ay tahay tan ugu weyn ee sababta dhimashada iyo naafanimada...
tahniyad aroos oo qima badan
waxaa halkan tahniyad farxad leh looga diraya arooska iyo aroosada Dr siciid hussein geedi iyo Farxiyo c/laahi siyaad oo meherkoodu k dhacay magaalda muqdisho waxaana tahniyadeynaya dadka kala ah...
Dhammaan Magacyada kor ku xusan waxay Tacsi Tiraanyo leh u dirayaan Eheladii, Qaraabadii, Xaasaskii, Caruurtii iyo Asxaabtii uu ka tagay ALLE ha u naxariiste
Dhammaan Magacyada kor ku xusan waxay Tacsi Tiraanyo leh u dirayaan Eheladii, Qaraabadii, Xaasaskii, Caruurtii iyo Asxaabtii uu ka tagay ALLE ha u naxariiste...
Cidna uma Roona…
Soomaalida aan ka dhalanay inta Badan waxay u egyihiin in ay ka maqantahay naxariista bani’aadanimo,Wadaniyada, dal jacaylka iyo Damiirka keena calool nugaylka sababa in loo danqado qofka liita. ...
waxna mataro waana leytirsadaa
Tan iyo markii ay burburtay dowladii dhexe ee Soomaaliya, horaantii sagaashameeyadii,dalkana ay ka curteen dagaalo sokeeya oo galaafatay nolosha ...
daawo sawirada dadkii xukunka dilka iskarbaashista lagu xukumay
walaal aqriste adiga sidee kula tahay dalkaan ama karbaashkaaan...
Gabdhaheena iyo Fahamka Xiriirka
waa maqaal xiiso badan oo uu qoray qof arintan in mudo ah kusoo jiray...
Taariikh Nololeedkii Ustaad Abuukar Ibraahim Xasan oo Muqdisho ku Geeriyooday {+SAWIRO}.
Ustaad Abuukar Ibraahim Xasan waxa uu ku dhashay Degmada Mahadaay ee Gobolka Sh/dhexe Sanadka markuu ahaa 1954-tii, Waxbarashadiisa Aas-gaasiga ah iyo Dugsiga Sare wuxuu ku soo qaatay Caasimada Magaalada Muqdisho. ...
Why we are not orienting social change thoughts?
Our early history we were rural society and moving towards where rain falls after a period we immediately change urban society although some remain their stage we changes our camels to cars and so on, as we passing these social change steps we suddenly stopped un-expected stage that some ...
wariyaasha jooga goobaha dagaalka iyo anshaxa saxaafada
Qoraalkan aadka u kooban waxaan ugu tala galay oo kaliya inaan talo usoo jeediyo saxafiyiinta, sawir qaadayaasha, iyo Tifaftirayaasha saxaafada socod baradka ah ee somalia ee ku ...
ISMA HURTOOOOY HA IS XUMEYNIN WQ. AVv Xussein Diiriye Afrax
Xiriir dowladeedka loo yaqaan federation waxaa assal u ah in gobollada qaadanaayo hab dhaqameedkaas ay marka hore la yimaadaan is tix gelin iyo is aaminid ku saleysan wada noolaasho, is qadarin iyo u hoggaansan awaamirta dowladda dhexe. ...
Dabar goonta qabiilka uu ka hayo somalia
Waxaan layaab leh dadka soomaaliyeed shuuqa marka ay joogan waxay ku sheekeyaan qabiiku in uu xun yahay qabiilkii waxaa lagu badalay saxiibnimo. Hadana ...
Diktoorka u tag Dawadana ka soo Gado!!.
Markii ay Faraha ka baxday nabadii oo la waayay Sharcigii iyo kala danbeyntii Labaatankii Sano ee la soo dhaafay ayaa waxa ay saameyn weyn ku yeeellatay dhamaan shacabkii Soomaaliyeed oo xitaa ay gaartay in shacabka waayaan qof u hiiliya ama ay garab ka hellaan oo ka Illaaliya wax kasto oo dhib u keeni kara maadaama dalku Dowlad la’aan yahay. ...
HAMBALYO HARGAYSAAY!!!
Ma ahan in la xaqiro qofkii wanaag sameeya oo dadka iyo dadkaba wax tar u noqon kara waxaana Haboon in qofka loo mahad celiyo ama loo Hambalyeeyo marka uu ficil wanaagsan qabto. ...
XUUD BAA LIKHAY NABADI W/D Qoraa/ Saxafi Soomaaliyeed Asad Abukar Cali (Asad Yare)
Wax sahlan ma ahan in la waayo nabad iyo kala danbeyn la,aan Amni daro Xasiloon daro Collaad aan heshiis laheyn, waxaana maraynaa sanadkii 20 aad oo aan dhihi karo wiilkii la dhalay dagaalkii USCda ayaa hada wiil loo dhalay....
Waa Wareey Waraa Yimid War La moogyahaa Yimid {War bixin layaab leh}
Wad Ilaahaa idiin haaya Warna Anaa idiin haayaSiyaasiyiinta, Aqoonyahannada, Culumaa udiinka, Dhallinyarada, iyo Dhammaan waxgaradka Soomaaliyeed ee samajeclaha ah waxaan xusuusineynaa in magaca Soomaaliyeed ka kooban yahay....
The Somali capital, Mogadishu, has turned into a battle zone between Islamist insurgents and Somali troops, with African Union and AMISOM peacekeeping troops caught in the crossfire. FRANCE 24 TVreport. Ka daaawo halkan
African peacekeepers keep a daily patrol of the ravaged streets of Mogadishu. It has become a riskier itinerary, as Islamist extremists have gained ground. Insurgent forces often target African Union forces, considered puppets of the government...
Muqdisho: Dhamaan Dhalinyarada Xaafada Towfiiq Gaar ahaan Bahda Group:4 waxay Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Dhamaan Reer Xaaji Xuseen gaaridii ku timid Hooyadood.
Dhamaan Dhalinyarada Xaafada Towfiiq Gaar ahaan Badha Group:4 Waxay Tacsi Tiiraanyo leh hawada u marsiinayaan Dhammaan Reer Xaaji Xuseen gaaridii ku timid ALLE ha u naxariisteen Hooyadood Faadumo Maxamad....
NINKA CAALAMKA DIIDANI MUXU DOONAYA?
Marka hore mahadi allaha weyn ayey u sugnaatay, naxariis iyo nabadgelyona nabigeeni suubana korkiisa ha ahaato. Marka xigga waxaan halkaan ku salaamaya dhamaan ummada soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan....
Somalia WADAAD DHAR CAD OO QALBI MADOW IYO QABUURAHA MASAAKIINTA
Shacabka soomaliyeed waxaay gacanto ugu jireen hogaamieye kooxeedyo araxan daran oo ukala qoqobay dadka qabiil qabiil si uu danta uuleeyahay ugu fushadu shacabku waxaa uu ahaa xaabo dabka lagushido,...
Geeri Naxdinleh waxaa magaalada Ceelhuur ee Gobolaka Mudug ku geeriyootay Alle ha u naxariistee
Waxaa 21/03/2009 ku geeriyootay gurigeeda oo ku yaal degmada Ceelhuur ee Gobolka Mudug Alle ha u naxariistee( Canbaro Cali Xasan Cilmi) Waxaana tacsidan diraya Ehelka dadkii ay ka geeriyootay Marxuumada Alle ha u naxariisto Janadiisana ha geeyo....
NUUR HASSAN HUSSEIN: Somalia's Saviour By Mohamed Haji (Ingiriis)
“Wars and conflicts are not inevitable. They are caused by human beings. There are always interests that are furthered by war. Therefore those who have power and influence can also stop them” ...
Waa lagaa bartay waa lagaa badin -By abdikasim
Siyaasadii wajiyada badneeyd ee ka bilaabatay gabolka galgaduud oo horey eey uga digeen aqoonyahano badan ayaa durbadiiba ka muuqatay koonfur galbeed ee soomaliya iyadoo ku sii jeeda magaalada xeebtaha ee ...
MA WADAADO MISE MOORYAAN IS BAHAYSATAY????
C/laahi Yusuf oo 24kii Feb 2005, Johwar ka degay waxaa dadkii halkaas ku soo dhaweeyey ka mid ahaa Xer magacooda lagu sheegay timo-wayn oo ka tirsan Suufiyada iyadoo C/laahi Yuusufna ...
Midnimadu waa Xoog iyo Xornimo
Soomaaliya hoggaankeeda waxaa ku loolamaya rag leh qayb ama dhammaan sifahan hoos ku qoran:...
19 December oo ah Sanad guurada Ciidanka Booliska Soomaaliyeed sidee looga xusay Gobolada Dalka Soomaaliya…..?.
Maanta oo kale waa maalintii la xusi jiray sanad guuradii ciidanka Booliska Somaliyeed Waxaana lagu yaqiinay ciidanka booslidka soomaliyeed in ay ahaayeen xubin aad ugu muhiimsan dowladda iyo shacbiga marka loo fiiriyo wax qabadk.............
Warxumo Tashiilka Webmaahee Waano Ma leh.
Bulsho kasta oo horumar sameyneysawaa caado inay kaso dhex baxaan koox coddow u ah oo isku dayaayainay wiiqaan halganka ay bulshadaas ku jirto hiigsashada yoolka....... ...
HESHIISKA JIBUUTI,BILOWGA HALGAN CUSUB
Intii qaban qaabadiisa lagu jiray Shirkan hada u muuqda gabangabada ee ka soconaya Caasimadda Wadanka Jibouti, Rag badan gaar ahaan Madaxda garabka Asmara ayaa iyagu afka labadii la yeerayey in garabka Shariifku waxa ay u dig iyo dam leeyihiin ay tahay sidii ay wax ugu darsan lahaayeen TFGda oo loo haysto soo gelinta Ciidamada Itoobiya ee xasuuqa foosha xun,barakaca iyo bur-burkaba ka gaysta...
TACSI TIIRAANYO LEH!
Alle ha u naxariisto Marxuumad faadima xasan cabdi oo ku geeriyootay Magaalada Muqdisho ...
Nabadda Muqdisho Waa Furaha Nolosha Soomaaliya.
bulsho kasta oo horumar sameyneysawaa caado inay kaso dhex baxaan koox coddow u ah oo isku dayaayainay wiiqaan halganka ay bulshadaas ku jirto ............
SHIRQOOLKII QABYBSIGII SIYAASADEED EE SALDANADA YAGLEELKII PUNLNLAND
Makala haraan siyaasada iyo dhaqaaluhu,1998 markii laysu keenay beelaha puntland,looma dhamaynee waxa meesha yimid marka laga reebo labo nin dad maqaarsaar ah oo loogu talagalay inay sixiixaan ...
Damac Dheeri Dheef Ma Dhalo.
Muqdisho Xamar jowharada Badweynta Hindiya waxay ka mid tahay Magaalooyinka ugu faca weyn ugu xadaaradda badan xeebaha Bariga Afrika, Magacyada.......
Dalkeena Dihan, Dadkiisa Dulman iyo Dowladiisa ka Dara' Daa’imow Duul Quman!!!!!
Dalka Somalia oo aan laheyn wax dowlad ah tan iyo 1991-kii ayaa waxaa uu u muuqdaa mid uu xalkiisu sii fogaanayo maalinba maalinta ka danbeysa (AllAH lagama quustee) tiiyoo ay jirto in la qabtay ilaa 20-meeyo shirar dib u heshiineed oo aanu midkoodna taaba gelin iyadoo kii u danbeeyey uu ah midka Jabuuti oo horumarba ha joogtee u muuqda mid...
Somali-American: my vote also counts!
As a new American and someone whose native land is on flames because of an ill-conceived or not well thought through policies of the current and preceding administration of my adopted country, United States of America, the stake is high for ...
MUQDISHOOY QAYAARKAA….!!!!Waxaan ahay Muqdisho waxaa soo jiray ilaa abuurkii Aduunyada goortii la Unkay Aadan iyo Xaawo, waxaan ka mid ahaa Caasimadihii qadiimiga ahaa ee waayo hore jiray,
Markii xilka laga tuuray Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Alle ha u naxariistee Janaraal:- Maxamad Siyaad Barre, xiligaas oo ay taariikhdu ku beegnay 29/12/1990-kii, waxaa bilowday dagaalkii lagu riday Taliskii Siyaad.........
Previous | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | 19 | 20 | 21 | 22 | 23 | 24 | 25 | 26 | 27 | 28 | 29 | 30 | 31 | 32 | 33 | 34 | 35 | 36 | 37 | 38 | 39 | 40 | 41 | 42 | 43 | 44 | 45 | 46 | 47 | 48 | 49 | 50 | 51 | 52 | 53 | 54 | 55 | 56 | 57 | 58 | 59 | 60 | 61 | 62 | 63 | 64 | 65 | 66 | 67 | 68 | 69 | 70 | 71 | 72 | 73 | 74 | 75 | 76 | 77 | 78 | 79 | 80 | 81 | 82 | 83 | 84 | 85 | 86 | 87 | 88 | 89 | 90 | 91 | 92 | 93 | 94 | 95 | 96 | 97 | 98 | 99 | 100 | 101 | 102 | 103 | 104 | 105 | 106 | 107 | 108 | 109 | 110 | 111 | 112 | 113 | 114 | 115 | 116 | 117 | 118 | 119 | 120 | 121 | 122 | 123 | 124 | 125 | 126 | 127 | 128 | 129 | 130 | 131 | 132 | 133 | 134 | 135 | 136 | 137 | 138 | 139 | 140 | 141 | 142 | 143 | 144 | 145 | 146 | 147 | 148 | 149 | 150 | 151 | 152 | 153 | 154 | 155 | 156 | 157 | 158 | 159 | 160 | 161 | 162 | 163 | 164 | 165 | 166 | 167 | 168 | 169 | 170 | 171 | 172 | 173 | 174 | 175 | 176 | 177 | 178 | 179 | 180 | 181 | 182 | 183 | 184 | 185 | 186 | 187 | 188 | 189 | 190 | 191 | 192 | 193 | 194 | 195 | 196 | 197 | 198 | 199 | 200 | 201 | 202 | 203 | 204 | 205 | 206 | 207 | 208 | 209  Next


“Halyey Soomaaliyeed   30 Jan 2010
Qof online ©  Gobolada.com    .   somaliahome@hotmail.com Powered by   Ramaas Software


Madaxwene D, Riyaale

Madaxweyne C/lahi Yuiusuf


SH.Muqtaar Roobow