DHAGAYSO:- WARKII RADIO GOBOLADA.


DHAGAYSO:- CIYAARAHA RADIO GOBOLADA.
__________________

Waraysi: Caasho Axmed Cabdalle waxaa qaaday waraysiga Ubax Cabdi Cadood
__________________
Dhagayso : waraysi: afhayeenka Alsuna ee Gobolada dhexe Sh, Ascari 16/10/2009. www.gobolada.com __________________
Dhagayso : waraysi: Aadan Garaase Hiiraan DKM ah ayaa haysata kuwa buuraha saaran wax ma haysan karaan 13/10/2009. www.gobolada.com __________________
Dhagayso : waraysi: Afhayeenka Ahlusuna ee punland Shiikh Khaliif Cali Ciraale oo wali u xiran Punland 10/10/2009. www.gobolada.com __________________
Dhagayso : waraysi: Dad ay ciidamada Ethopia ku dileen Gaalkacyo 10/10/2009. www.gobolada.com __________________
Dhagayso : waraysi: Nin labisan Dharka dumarka oo gaalkacyo lagu hayo 28/09/2009. www.gobolada.com __________________
Dhagayso : waraysi: Taliyaha Qaybta Gobolka Muusa Xasaasi oo Sheegay in ay Wadaan Baaritaano ku Adan Cidii kadanbeysa Dhagayso : waraysi: Labawiil oo gaalkacyo lagu dilay shiikh Xasan cALI 28/09/2009. www.gobolada.com __________________
Dhagayso :Wasiirka Ganacsiga Dawlada Somalia 19/09/2009. __________________
:Madaxweynaha Galmudug oo aan waraysanay 19/09/2009. __________________
Dhagayso :Al-shabaab oo qaraxyadii ka hadalay 18/09/2009. __________________
Dhagayso :Dowlada oo Qaraxyada Ka hadashay 18/09/2009 . __________________
Dhagayso :Shir jaraa,id W.Arimaha Gudaha Sh.Qaadir Cali Cumar 16/09/2009 . __________________
Dhagayso :Afhayeenka Al.shabaab oo ka hadalay weerarkii maraykanka 16/09/2009 . __________________
Dhagayso :Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay 07/08/2009 . __________________
Dhagayso : Maxamuud Maxamed Cirjoog Taliyaha Qaybta Boliska Gobalka CAYN 07/08/2009 . __________________
Dhagayso : Baarlamaanka somalia oo mudanayaal cusub dhaarshay. __________________
Dood : Baarlamaanka somalia oo dood kulul yeeshay. __________________
Waraysi : Cabdi fitaax shaaweeye oo ka hadalay nadaafada Muqdisho . __________________
Waraysi : Afhayeenka Ahlusuna ee G/dhexe sh, Ashcari oo dagalada gobolada kawaramaya . __________________
Waraysi : Afhayeenka Ciidanka Milatariga Somalia Farxaan Carsaanyo)? __________________
Waraysi : Wasiirka caafimaadka ee Puntland __________________
Dhagayso:sh Maxed nur Isxaq Ismacil kamid ah qaadiyada maxkamadda garsorka kismanyo
__________________
Dhagayso: Sh Cabdi risaaq Qeylow afhayeenka daraawiishta
__________________
Dhagayso: Wasiirka Ganacsiga Dowlada KMG ah .
__________________
Dhagayso: Shiikh Axmed Daahir aways muxaadaro ku Saabsan Khawaarijta
__________________
Madaxweynaha Galmudug Max’ed W, Kiimiko __________________
Dhagayso Al-shabaab OO gacan gooyay Dhalinyro __________________
(kismanyo) sh xasan yacquub __________________
Wasiirka warfaafinta Dowlada KMG __________________

Afhayeenka Ururka Ahlu suna wal jameeca __________________
Gudoomiyaha Xisbul islam garabka Camey.
__________________
Dhalinyaro Dagaal u aadeen Somalia ((Dhagayso:)) __________________
Gudoomiyaha,Maamulka Ximan iyo Xeeb

__________________
Muqdisho: Xaafado ka tirsan degmada Yaaqshiid oo madaafiic qasaarooyin dhimasho iyo dhaawac fara badan ka dhashay oo goor dhow lagu garaacay.  10 Mar 2010
Wararka naga soo gaaraya Caasimada Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya weeraro Madaafiic ah oo sababay qasaarooyin Dhimasho iyo dhaawac isugu jira oo soo gaaray dad shacab ah Ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowladda KMG la dhaceen Xaafado ka tirsan Degmada Yaaqshiid ee Magaalada Muqdisho....
Camaara: Dagaal Beeleed maantay mar kale ka dhacay Deeganaada Camaara iyo Bacaadweyn ee Gobolka Mudug.  10 Mar 2010
Wararka naga soo gaaraya Deegaanada Camaara iyo Bacaadweyn ayaa sheegaya barqanimadii maantay dagaalo kale in ay dib uga qarxeen degaanadaasi oo ay isku hayaan Beelo wada daga....
Xaradheere: Kooxo burcad badeed Soomaali ah oo afduubtay Markab kalluumaysi oo laga leeyahay Dalka Spain.  10 Mar 2010
Kooxo Burcad badeed Soomaali ah ayaa afduubtay Markab kalluumaysi oo laga leeyahay dalka Spain, watayna calanka dalka Kenya, waxaana magaca markabkaasi lagu sheegay FV Sakoba. ...
Muqdisho: Faah faahin dheer oo ku saabsan dagaalo iyo duqeymo qasaare kala duwan ka dhashay oo saakay Waqooyiga Muqdisho ku dhex maray Xarakada Al-shabaab iyo Dowladda KMG.  10 Mar 2010
Xarakada Al-shabaab iyo Dowladda KMG oo saakay ku dagaalamay qeybo ka mid ah Waqooyiga Magaalada Muqdisho waxay faah faahin dheer ka bixiyeen dagaaladaasi oo dhinacba dhinaca kale ka sheegtay guulo waawayn....
Ceelgaras: Tuulooyin ka tirsan Deegaanka Ceelgaras oo dad fara badan ugu geeriyooday Abaaro iyo Biyo la’aan.  10 Mar 2010
Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ee Bartamaha Dalka Soomaaliya ayaa sheegaya degaano ka tirsan Deegaanka Ceelgaras dad fara badan ugu geeriyoodeen abaaro iyo biyo la’aan soo wajahday Qoysaska ku nool degaanadaasi....
London: Madaxweynaha Dowladda KMG Sheekh Shariif sheekh Axmed oo sheegay kooxaha Burcad badeeda qeyb ku leeyihiin Xarakada Al-shabaab.  10 Mar 2010
Kadib shir jaraa’id magaalada London ku qabtay Madaxweynaha Dowladda KMG ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa uga hadlay arrimo badan oo ku saabsan dalka Soomaaliya....
Neyroobi: Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka Kenya oo faah faahin ka bixiyey Kullan Magaalada Neyroobi Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya kula qaatay Madax ka tirsan Midowga Afrika.   10 Mar 2010
Maxamad Cali Ameeriko oo ah Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka Kenya waxa uu faah faahin ka bixiyey kullan magaalada Neyroobi Ra’iisul Wasaaraha dowladda KMG kula qaatay Madax ka tirsan Midowga Afrika. ...
New York: Dowladda Maraykanka oo mar kale ku celisay in dowladda KMG kala qeyb qaadanayso dagaalada ay la galayso kooxaha ka soo horjeeda.  10 Mar 2010
Dowladda Maraykanka oo horay u shaacisay in ay dhanka duulimaadka hawada kala qeyb qaadanayso dagaalada Dowladda KMG doonayso in ay la gasho kooxaha ka soo horjeeda ayaa mar kale ku celiyey in ay kala qeyb qaadan doonaan Dowladda KMG sidii Gobolada Koonfurta Soomaliya gacanta ugu dhigi lahayd....
Muqdisho: Dagaalo u dhaxeeya Ciidamada Dowladda KMG iyo dhinacyada hubaysan oo saaka aroortii hore ka dhacay Waqooyiga Magaalada Muqdisho.  10 Mar 2010
Wararka naga soo gaaraya Caasimada Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya dagaalo culus oo sababay dhimashada 2-ruux iyo dhaawaca 4- kale oo dhammaan dad shacab ah ka dhacay Waqooyiga Magaalada Muqdisho....
Muqdisho: Ururka Xizbul Islaam oo ka hadlay Sarkaal muhim u ahaa oo looga dilay Magaalada Muqdisho.  09 Mar 2010
Sarkaal ka tirsan ururka Xisbul Islaam ayaa barqanimadii maanta lagu dilay gudaha suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, waxaana dilalka sarkaalkaasi ka hadlay guddoomiye ku xigeenka ururka xizbul Islaam maamulka Gobolka Banaadir Sheekh Ibraahim Barre Cismaan. ...
New York: Nin lagu eedeeynayo in uu gacan siiyay Xarakada Al-shabaab oo Maxkamad la soo taagay.   09 Mar 2010
Nin dowladda Mareykanku ay ku eedeysay in uu gacan siiyay Xarakada Al-shabaab ayaa maalintii Sabtida laga duuliyay dalka Nayjeeriya isagoo loo qaaday dalka Mareykanka oo la sheegay in lagu maxkamadeynayo haatan. ...
Nayroobi: Shir looga hadlayo arrimaha Soomaaliya oo ka furmaya dalka Kenya iyo Calaamatu Su’aal saaran inuu shirkaasi ka soo qeyb galayo Madaxweynaha Dalka Suudaan.  09 Mar 2010
Madaxda dowladaha IGAD ayaa lagu wadaa in dhawaan ay shir ku yeeshaan magaalada Nayroobi ee dalka Kenya, kaasoo looga hadlayo arrimaha Soomaaliya iyo arrimo kale oo horyaala urur Gobolleedka IGAD. ...
Muqdisho: Kooxo hubaysan oo aan heebtooda la aqoon oo goor dhow Magaalada Muqdisho ku toogtay Sarkaal sare oo ka tirsan ururka xizbul Islaam.  09 Mar 2010
Wararka naga soo gaaraya Caasimada Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya sarkaal sare oo ka tirsanaa Saraakiisha Ururka Xizbul islaam kooxo hubaysan ku toogteen Caasimada Magaalada Muqdisho....
Gaal-kacyo: Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Mudug ee Maamulka Puntland oo faah faahin ka bixiyey Howlgalo dad eedeysanayaal ah lagu soo qabqabtay.  09 Mar 2010
Taliyaha Ciidamada Booliska Gobolka Mudug ee maamulka Puntland Muuse Axmed C/raxmaan (Xaasaasi) ayaa faah faahin ka bixiyey howlgalo Ciidamada Booliska ka sameeyeen xaafadaha Magaalada Gaal-kacyo ee Xarunta Gobolka Mudug....
Neyroobi: Wiil Soomaali ah oo iska soo tuuray dabaq Xaafada Islii iyo Muran ka dhex oogan Hooyada dhashay wiilkaasi iyo Xaas uu qabay Wiilka geeriyooday.  09 Mar 2010
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Neyroobi ee Dalka Kenya ayaa sheegaya in uu muran xoogan ka dhex oogan yahay Hooyo dhashay wiil Soomaali ah oo iska soo tuuray dabaq kadibna geeriyooday iyo Xaas uu qabay Wiilkaasi....
Muqdisho: Kooxo hubaysan oo xalay Nin macalin Iskuul ahaa ku toogtey Degmada Dharkenley ee Gobolka Banaadir.  09 Mar 2010
Wararka naga soo gaaraya Degmada Dharkenley ee Gobolka Banaadir ayaa sheegaya kooxo ku hubaysnaayeen Bastoolado iyo Bambooyinka gacanta laga tuuro xalay Salaada cesha kadib Dil toogasho ah ku dileen Nin Macalin Iskuul ahaa....
Muqdisho: Wasiiru Dowlaha Gaashaandhiga Dowladda KMG oo wax laga xumaado ku tilmaamay madaafiicda habowga ah ee ku dhacda goobaha ay ku sugan yihiin Dadka rayidka ah.  09 Mar 2010
Sheekh Yuusuf Maxamad Siyaad Indha Cadde oo ah Wasiiru dowlaha Gaashaandhiga Dowladda KMG ee Soomaaliya ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay Madaafiicda habowga ah ee ku dhacda goobaha ay ku sugan yihiin Dadka rayidka ah....
London: Ra’iisul Wasaaraha Ingiriiska Gordon Brown oo soo dhaweeyey howlgalka dowladda KMG doonayso in ay kula wareegto Koonfurta Soomaaliya kadib kullan uu la qaatay Shariifka.  09 Mar 2010
Kadib kullan xaasaasi ah oo ay Magaalada London ku yeesheen Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed iyo Ra’iisul Wasaaraha Dalka Ingiriiska Gordon Brown ayay uga wada hadleen arrimaha Dalka Soomaaliya....
Xaradheere: Kooxaha Burcad Badeeda Afduubka ku heysta Lamaanayaasha ingiriiska oo markii ugu horaysay u ogolaadeen in ay meel qura ku wada noolaadaan Lamaanayaashaasi.  09 Mar 2010
Kooxaha burcad Badeeda Soomaalida ayaa markii ugu horaysay u ogolaaday Lamaanayaasha u dhashay Dalka Ingriiska ee ku jira gacantooda in ay meel qura ku wada noolaadaan si ay isku wehshadaan....
Washington: Prof: Cabdi Ismaaciil Samatar “Ma jirto mas’uul ka tirsan Dowladda Maraykanka oo ku qanacsan Siyaasada Dowladda KMG..”.   08 Mar 2010
Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar oo ka mid aqoonyahanada Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Mareykanka ayaa sheegay inaysan la ahayn isaga in ciidamo Mareykan ah oo ka socda dowladda Mareykanku ay gudaha u gelayaan dalka Soomaaliya, iyagoo ka garab dagalamaya kuwa dowladda KMG Soomaaliya. ...
Muqdisho: Xarakada Al-shabaab oo jawaab kulul ka bixisay hadalkii dhawaan ka soo yeeray Dowladda Maraykanka ee ahaa in ay ka qeyb qaadanayaan Duulaanka Dowladda KMG u qorsheysan.  08 Mar 2010
Xarakada Al Shabaab ayaa shaaca ka qaadday inay iska difaaci doonaan weerar kasta oo kaga yimaada dowladaha Mareykanka iyo Soomaaliya, isla markaana aysan wax wadahadal ah la geli doonin dowladda KMG Soomaaliya. ...
KM-13 Muqdisho: Madfac qasaare kale duwan ka dhashay oo ku bahsaday Gaari Rakaab ah oo marayay Deegaanka KM 13.  08 Mar 2010
Wararka naga soo gaaraya Deegaanada loo barakacay ee Duleedka Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya madfac habow ah ku habsaday gaari Rakaab ah oo marayay Degaanka KM 13 ee duleedka Magaalada Muqdisho. ...
Dhoobley/Afmadow: Roobab Mahiigaan ah Qasaare dhimasho ah ka dhashay oo ka da’ay 24-saac ee la soo dhaafay Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubada hoose.  08 Mar 2010
Wararka naga soo gaaraya Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in Roobab Mahiigaan ah oo geysatay qasaarooyin isugu jira Dhimasho iyo bur bur ka da’ay Degmooyinka Dhoobley iyo Afmadow ee Gobolka Jubada Hoose....
Ottawa: Dowladda Canada oo sheegtay in ay u aqoonsatay Xarakada Al-shabaab Urur Argagixiso.  08 Mar 2010
Dowladda Canada ayaa shaaca ka qaaday in ay u aqoonsatay Xarakada Al-shabaab urur Argagixiso oo ka dagaalama Dalka Soomaaliya xariirna la leh kooxaha kale ee Al-Qaacida....
Bacaadweyne: Qasaaraha ka dhashay dagaaladii Bacaadweyne oo sii kordhaya iyo dhinacyada dagaalada u dhaxeeya oo gurmadyo soo kala gaareen.  08 Mar 2010
Waxaa sii kordhaya qasaaraha ka dhashay dagaal beeleedyo soo noq noqday oo shalay mar kale ka dhacay deegaanka bacaadweyne iyo Nawaaxigiisa....
Neyroobi/London: Madaxweynaha Dowladda KMG oo saasacadaha soo socda ku sii jeeda Dalka ingiriiska iyo Qaban qaabada soo dhawayntiisa oo ka socda Magaalada London.  08 Mar 2010
Wararka aan ka helayno Magaalada neyroobi ee Dalka Kenya ayaa shegaya madaxweynaha Dowladda KMG ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo wafdi la socda saacadaha soo socda ku sii jeedaan magaalada London ee Dalka Ingriiska....
Boosaaso: Wasiirka Amniga maamulka Puntland oo ugu baaqay shacabka ku nool deegaanada maamulkaasi in ay Amaanka kala shaqeeyaan Ciidamada Amaanka maamulkaasi.  08 Mar 2010
Kadib Munaasabad looga hadlayay arrimaha Amaanka deegaanada maamulka Puntland oo muddooyinkii ugu danbeeyey ka dhacayeen falal lid ku ah Amaanka ayaa waxaa halkaasi ka hadlay Wasiirka Amniga maamulkaasi....
Muqdisho: Faah faahin ku saabsan dagaalo iyo duqeymo xalay saqdii dhexe ka dhacay Kulliyadii Jaalle Siyaad ee Magaalada Muqdisho.  08 Mar 2010
Xalay saqdii dhexe mar qur ah ayaa la maqlay dhawaqa madaafiicda iyo hubka kale ee sida daran dooriga ah u dhaca, kagadaal markii Xarakada Al-shabaab dagaal culus kula galeen Kulliyada Jaalle Siyaad Ciidamada AMISOM....
Muqdisho: Madaafiic sababtay qasaare kala duwan oo gabal dhicii caawa ka dhacay qeybo ka mid ah Caasimada Magaalada Muqdisho.  07 Mar 2010
Wararka naga soo gaaraya Caasimada Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya weeraro madaafiic ah gabal dhicii caawa lagu garaacay qeybo ka mid ah Garoonka Muqdisho, iyo Xarunta madaxtooyada Villa Somalia....
Muqdisho: Golaha dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye oo maanta xubno hor leh lagu soo kordhiyey (Warsaxaafadeed).  07 Mar 2010
Kullan maantay Magaalada Muqdisho ku yeesheen Golaha Odayaasha dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye ayaa maantay waxay ka soo saareen Warsaxaafadeed qodobo badan ka kooban (Aqri warsaxaafadeedka)....
Balad-weyne: Shil gaari oo qasaare dhimasho iyo dhaawac leh ka dhashay oo maanta ka dhacay Tuulada Waabweyne oo ka tirsan Degmada Maxaas.  07 Mar 2010
Inta la ogyahay shilkan gaari maanta ka dhacay Tuulada Waabweyne oo ka tirsan Degmada maxaas waxaa ku naf wayday Saddex qof, waxaa kale oo ku dhaawacmeen Afar qofood oo kale oo ka mid ahaayen dadkii la socday gaari Dheyne ahaa oo ku rogmaday wadadaasi....
Muqdisho: Maamulka Xarakada Al-shabaab gobolka banaadir oo waqti kordhin u sameeyey Gadiidleyda Fulinta Amaro la faray.  07 Mar 2010
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir u qaabilsan Xarakada Al-shabaab Sheekh Cali Maxamad Xuseen ayaa waqti kordhin muddo 5-cesho ah ugu daray gaadiidleyda BL-ka si ay miraayadaha danbe uga saaraan Gaadiidka....
Kismaayo: Magaalada Kismaayo oo heshiis ku kala saxiixdeen Beesha Harti Daarood iyo Xarakada Al-shabaab ee Gobolada Jubooyinka.  07 Mar 2010
Kullan shalay gelinkii danbe Magaalada Kismaayo ku yeesheen Beesha Harti Daarood iyo Maamulka Xarakada Al-shabaab Gobolada Jubooyinka ayaa waxay ku gaareen heshiis dhinacyo badan taabanaya....
Gaal-kacyo: Madaxweynaha maamulka Galmudug oo guddi ka kooban shan xubnood u magacaabay sugida Amaanka deegaanada maamulkaasi.  07 Mar 2010
Kullan Hotelka Embassy ee Koonfurta Magaalada Gaal-kacyo ku yeesheen Madaxweynaha maamulka Galmudug Maxamad Axmed Caalim madax ka tirsan maamulkaasi ayaa waxa uu Madaxweynuhu soo magacaabay guddi ka kooban shan xubnood oo ka qeyb qaataan sugida Amaanka....
Muqdisho: Wasiirka Arrimaha Guddaha Dowladda KMG oo sheegay inuu heer gebo gebo ah u marayo Qorshayaalkii Dowladda kula wareegi lahayd Gobolka Banaadir.  07 Mar 2010
Wasiirka Arrimaha Guddaha Dowladda KMG ee Soomaaliya Sheekh C/qaadir Cali Cumar oo shir jaraa’id ku qabtay Casimada Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in heer gebo gebo ah u marayaan qorshayaalkii Dowladda Kula wareegi lahayd Gobolka Banaadir....
Previous | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | 19 | 20 | 21 | 22 | 23 | 24 | 25 | 26 | 27 | 28 | 29 | 30 | 31 | 32 | 33 | 34 | 35 | 36 | 37 | 38 | 39 | 40 | 41 | 42 | 43 | 44 | 45 | 46 | 47 | 48 | 49 | 50 | 51 | 52 | 53 | 54 | 55 | 56 | 57 | 58 | 59 | 60 | 61 | 62 | 63 | 64 | 65 | 66 | 67 | 68 | 69 | 70 | 71 | 72 | 73 | 74 | 75 | 76 | 77 | 78 | 79 | 80 | 81 | 82 | 83 | 84 | 85 | 86 | 87 | 88 | 89 | 90 | 91 | 92 | 93 | 94 | 95 | 96 | 97 | 98 | 99 | 100 | 101 | 102 | 103 | 104 | 105 | 106 | 107 | 108 | 109 | 110 | 111 | 112 | 113 | 114 | 115 | 116 | 117 | 118 | 119 | 120 | 121 | 122 | 123 | 124 | 125 | 126 | 127 | 128 | 129 | 130 | 131 | 132 | 133 | 134 | 135 | 136 | 137 | 138 | 139 | 140 | 141 | 142 | 143 | 144 | 145 | 146 | 147 | 148 | 149 | 150 | 151 | 152 | 153 | 154 | 155 | 156 | 157 | 158 | 159 | 160 | 161 | 162 | 163 | 164 | 165 | 166 | 167 | 168 | 169 | 170 | 171 | 172 | 173 | 174 | 175 | 176 | 177 | 178 | 179 | 180 | 181 | 182 | 183 | 184 | 185 | 186 | 187 | 188 | 189 | 190 | 191 | 192 | 193 | 194 | 195 | 196 | 197 | 198 | 199 | 200 | 201 | 202 | 203 | 204 | 205 | 206 | 207 | 208 | 209  Next


“Halyey Soomaaliyeed   30 Jan 2010
Qof online ©  Gobolada.com    .   somaliahome@hotmail.com Powered by   Ramaas Software


Abdulkadir Utah's interview with 
BBC dhagayso

Madaxwene D, Riyaale

Madaxweyne C/lahi Yuiusuf


SH.Muqtaar Roobow