Wariye Cumar C/naasir
Xuranta Websiteka ee Hargaysa
Email: somaliahome@hotmail.com
Email: somaliahome@hotmail.com
SHABAKADA GOBOLADA.COM WAA SHAKAD MADAX BANAAN OO KU HADASHA KUNA HADLI DOONTA MAGACA INTA AFKA SOMALIGA AQRISA SI AAN EEX IYO KALA FOGAYN AHAYN DALKA AY SHABAKADU KA HOWLGASHO AMA KA HOWLGALI DOONTO WAA SIDAAN
NIN BUKA BOQOL U TALISAY WAA DALKEENA IYO DADKIISA SOMALIA WAA KEE
Somalia waa dalkeena hooyo waa Dalka aan lahayn Nidaam kala danbayn iyo Xasilooni Waxaa lagu dilaa Dadka rayidka ah waxaa Lagu kufsadaa gabdhaha Islaamka waxaa lagu dhacaa Masaakiinta waxaa lagu dhibaa Culimada waxaa lagu afduubaa Ajaanibta waxaa isxun loola dhaqmaa Suxufiyiinta waa Dal ninkii waxdilaa qoslo oo aan maxkamad la saarin waa dal Qabiilku qaran ismoodo waa dalbur buray waa Dal dadkiisu aysan damiir lahayn waa dal ay xukumaan Madaxweynayaal oo aan lahayn maamul mid ah.