DHAGAYSO:- WARKII RADIO GOBOLADA.


DHAGAYSO:- CIYAARAHA RADIO GOBOLADA.
__________________

Waraysi: Caasho Axmed Cabdalle waxaa qaaday waraysiga Ubax Cabdi Cadood
__________________
Dhagayso : waraysi: afhayeenka Alsuna ee Gobolada dhexe Sh, Ascari 16/10/2009. www.gobolada.com __________________
Dhagayso : waraysi: Aadan Garaase Hiiraan DKM ah ayaa haysata kuwa buuraha saaran wax ma haysan karaan 13/10/2009. www.gobolada.com __________________
Dhagayso : waraysi: Afhayeenka Ahlusuna ee punland Shiikh Khaliif Cali Ciraale oo wali u xiran Punland 10/10/2009. www.gobolada.com __________________
Dhagayso : waraysi: Dad ay ciidamada Ethopia ku dileen Gaalkacyo 10/10/2009. www.gobolada.com __________________
Dhagayso : waraysi: Nin labisan Dharka dumarka oo gaalkacyo lagu hayo 28/09/2009. www.gobolada.com __________________
Dhagayso : waraysi: Taliyaha Qaybta Gobolka Muusa Xasaasi oo Sheegay in ay Wadaan Baaritaano ku Adan Cidii kadanbeysa Dhagayso : waraysi: Labawiil oo gaalkacyo lagu dilay shiikh Xasan cALI 28/09/2009. www.gobolada.com __________________
Dhagayso :Wasiirka Ganacsiga Dawlada Somalia 19/09/2009. __________________
:Madaxweynaha Galmudug oo aan waraysanay 19/09/2009. __________________
Dhagayso :Al-shabaab oo qaraxyadii ka hadalay 18/09/2009. __________________
Dhagayso :Dowlada oo Qaraxyada Ka hadashay 18/09/2009 . __________________
Dhagayso :Shir jaraa,id W.Arimaha Gudaha Sh.Qaadir Cali Cumar 16/09/2009 . __________________
Dhagayso :Afhayeenka Al.shabaab oo ka hadalay weerarkii maraykanka 16/09/2009 . __________________
Dhagayso :Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay 07/08/2009 . __________________
Dhagayso : Maxamuud Maxamed Cirjoog Taliyaha Qaybta Boliska Gobalka CAYN 07/08/2009 . __________________
Dhagayso : Baarlamaanka somalia oo mudanayaal cusub dhaarshay. __________________
Dood : Baarlamaanka somalia oo dood kulul yeeshay. __________________
Waraysi : Cabdi fitaax shaaweeye oo ka hadalay nadaafada Muqdisho . __________________
Waraysi : Afhayeenka Ahlusuna ee G/dhexe sh, Ashcari oo dagalada gobolada kawaramaya . __________________
Waraysi : Afhayeenka Ciidanka Milatariga Somalia Farxaan Carsaanyo)? __________________
Waraysi : Wasiirka caafimaadka ee Puntland __________________
Dhagayso:sh Maxed nur Isxaq Ismacil kamid ah qaadiyada maxkamadda garsorka kismanyo
__________________
Dhagayso: Sh Cabdi risaaq Qeylow afhayeenka daraawiishta
__________________
Dhagayso: Wasiirka Ganacsiga Dowlada KMG ah .
__________________
Dhagayso: Shiikh Axmed Daahir aways muxaadaro ku Saabsan Khawaarijta
__________________
Madaxweynaha Galmudug Max’ed W, Kiimiko __________________
Dhagayso Al-shabaab OO gacan gooyay Dhalinyro __________________
(kismanyo) sh xasan yacquub __________________
Wasiirka warfaafinta Dowlada KMG __________________

Afhayeenka Ururka Ahlu suna wal jameeca __________________
Gudoomiyaha Xisbul islam garabka Camey.
__________________
Dhalinyaro Dagaal u aadeen Somalia ((Dhagayso:)) __________________
Gudoomiyaha,Maamulka Ximan iyo Xeeb

__________________
Xaalka Gabdhaha Soomaaliyeed iyo Xaafada Islii ee Magaalada Nayroobi Waa sidee..?.
Qormadeena Xanta Maanta waxaan ku soo qaadaynaa hab dhaqanka Gabdhaha Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa ku nool Dalka Kenya Magaaladiisa Neyroobi halkaasi oo gabdha badan oo Soomaali ah gaareen tan iyo markii ay bur burtay dowladdii dhexe ee Maxamad Siyaad Barre....
DOOD DHEXMARTAY DADKA SOOMALIYEED IYO DANAYSTAYAASHA KU DHEX DAGAALAMAYA
Maadaama dalkaygii la duminayo, dadkeygiina la gumaadayo ayuu ii muuqday Wareysi dhex maray Dadkaygii iyo wixii dhibayey intii aan ka gaaray ...
AQOONTA YAA INAGA DILAY? WQ Mr: Caane Geel
Sadar aan sunnadda ka soo qaatay aan ku bilaabo ” Innaalilaahi wa innaa Illaahey raajucuun”. Waalidiintii, aqoonyahanadii , waalidiinti iyo ardaydii ku halaaganatay hotel Shaamow Ilaahay janadiisa fardawsa ha ugu bishaareeyo innagana bedel ...
MARTI CULLIMO .. WQ Caana Geel
Mahad oo dhan Illaah baa iska leh , nabadgalyo iyo naxariisna Nabigeeni (SWCW) korkiisa ha ahaato . Qormadani mar waa gar ka hadal oo waxaan tooshka saari doonaa dhinacyadda masiirka dalka isku haya koox waliba halka ay ka masalo habaawday; marna rag baan maalintooda meeshay talo dhigeen xasuusin ...
Qiyaasta dhibaatada Meeqo ayaa ku dhimata dagaalada sokeeye ee ka socdo Soomaaliya?
Tirada ugu yar ee maalin walba ku dhimato dagaalada aan joogsiga laheyn ee Soomaaliya ka socdo waa 10. Bal hadii la xisaabiyo meeqo ayey noqoneysaa sanadkii oo dhan?...
MAANSO: SOW HADAGIN MAAHAN ..? {+SAWIRO}.
Dagaalada in uu kala dhexgalo oo nabada doon doono Duli waa qabiil ee...
Ma Garbaa Heshiiska Gaalkacayo, Mise waa Gef Dowlada loo Geystay
Aniga oo ka mida ah shacabweynaha soomaaliyeed ee taabacsan in soomaaliya dowladnimo...
FAROOLOW DAREENKA DADKA REER PUNLAND AY QABAAN MA OGTAHAY?
Xanta asbuucaan waxaan ku taaban doonaa sheeko aad ugu badan lana hadal hayo gobolada Puntland Dhacdooyinkii ugu waawaynaa ee ka dhaca Gudaha magalada galkacyo ayaa waxa la dilay Masuuliyiin Miisaan Culus ku leh Puntland Horaantii Bishan Augst ayaa si Badheedh ah Loo dilay Wasiirkii Warfaafinta ee Puntland Alla u naxariistiee Warsame Aadan ...
HA ISKU QOSLIN ! ... YAAN ILKAHA LAGAA SIIBINE!!!.
Ururada Diinigaa ee Dalka ku faafay, gulufka colaadeed ee ay ugu jira sidii ay ku hanan lahaayeen kursiga Madax tinimada, iyagoo u sii maraya sidii ay u gaari lahaayeen Madax ...
Salaantu ma Shariif Iyo Helery Clinton ayay dhexmartay ?mise Dowlada Somalia iyo Dowlada Maraykanka.?
Asbuucaani ayaa hadal haynta ugu badan ee somalida waxay ahayd salantii gacmaha la is dhaafsaday ee MRs Clinton iyo Shariif waxaana Dadka qaar ay ka dhigeen Xadgudub uu ku dhaqaaqay Sh, shariif Halka dadka Qaarna ku sheegeen Talaabo ilbaxnimo iyo Dabacsanaan siyaasadeed ee ay lee dahay dowlada Somalia ....
Magac cusub Puntland: Ma fakar Walad cabdale baa? Ma Ficil Faroolaa? Mise waa faylagoyn shariif?
Waxaan qodobka xanta maanta ku soo qaadanaynaa Magacbadalashada Punalnd iyo ogolaashaha Dowlada KMG ah iyo Danaha rasmiga ah ee ka danbeeya....
TABLIIQA SIYAASADA :: Maqaal aad u xiiso badan WQ. Caanageel
Islaamku waa nidaam isku xiran dhamaystiran ilaalinayana duruufta Dhaqaale, Bulsho, Nabad galyo iyo nafta dadka. Qofkii aan fahmin arinkaasi ma uusan fahmin Xaqiiqada Shareecada islaamka iyo ujeedooyinka ku dhisan fududaynta iyo bishaaraynta. .Nabigeenii suubanaana SCW waxuu yiri” Umadda u ...
Ma jiraa siyaasi aan dhihi karno waa geesi taariikhda baal dahab ah ka galay.
Qormadan ayaan ku soo qaadan doonaa siyaasiyiin fara ku tiris ah oo siyaasada dalka iyo hugaanka hada jira ka dhex muuqda balse aan haysan baalo ay ku duulaan oo dalka ay ku gaarsiiyaan sida ay ayaga la doonayaan....
FADHI KUDIRIRKU MA SHEEKABAA MISE WAA DAGAAL MISE WAABA CUDUR?(kala Garo)
Fadhi ku dirir waa cudur aan bulshada soomaaliyeed wax la wadaagaa jirin Hadii aan faalo ka bixiyo micnaha fadhiku dirir ayaa ah marka laba aan dhibaato haysan isugu yimaadaan daac daacsi iyo u kala hiilinta dadka masuulka ka ah dhibaatada markaasi taagan....
Usama bin ladin oo la soo xiriiray Mujaahidiinta qaraxyada samaysa talooyin badana siiyay
Mr osma bin laadib ayaa wuxuu xariir la soo sameeyay qaarka mid ah madaxda ururada ay tala wadaaga yihiin ee dalka somalia wuxuuna weydiiyay su,aalo aad u xiiso badan oo muujinayay sida uu ugu faraxsan yahay Qarixii lagu dilay Cumar xaashi iyo saraakiil...
Qiso yaab badan :Surweelka laab ama gaabso hadii kale waan ku dilayaa Murtadyahow
Barnaamijk xanta ayaan ku soo qaadanayaa Arimaha qaada weyga ah ee sida caadiga ah uga dhaca dalka Somalia waxaanan ku muujinaa qatarha jira ama shaqsi haka mas,uul ahaado ama shaqsiyaad. Maantay aan ku soo qaadano siya yaab badan ...
Qudbad Xasaasi ah Salaad Cali Jeeli iyo Dagaal dadku hoobto jacaylka uu u qabo kadib (DHAGAYSO)
Ma xasusataan Erayadii Salaad Cali jeeli ee Kal hore (Barlooqaxaba barwaa loo qaxaa )iyo baaqii dagaal ee Salaad Cali Jeeli Berigii C/laahi uu bulshada xamar qaarkood birtu ku saarayd....
Dhacdo yaab leh , Muusiga Dami gaalyahow, waxaan ma ku jana tagnaa? Aan diinta haysan.
Magaalada Muqdisho marka aad ku dhax safarto ayaa waxaa ka jira Dhacdooyin arga gaxleh oo mararka qaar waxaa niyadaada ku soo dhacaya ma dadka ayaa waalan mise adiga ayaan muslim ahayn....
Mr Aways:Waxaan idunkula dar daarmayaa in aad dulqaadataan oo gowsaha isku qabsataan wali dagaalkii kowma joogee:
Shaeikh Xasan Daahir Aways oo ah hugaamiye diimeed qayb aan la qarin karin ka soo qaaday ladagaalankii ururkii hugaamiya kooxeedyada looga saaray dalka sanadii 2006 balse markii danbe duurjooga noqday markii melatery-ga Ethopia ka raacdeeyeen dalka Hugaamiyayaashii maxkamahada....
Jaale madaxweyne Kadeg diyaarada oo dadkaada hoos u fiiri, Meeqa wadan ayuu tagay 3 bilood?
Qoramadaan aan ciwaanka uga dhignay Madaxweyne Diyaarada Ka dag oo dalkaada wax ka qabo ayaan ugu tala galnay in aan uga faaloono dowlada cusub ee rubac sanadka jirsatay oo aan hadana ku talaabsan wax hurumar la taabankaro in aan ku tusaalayno in dadku horay uga soo daaleen duulimaad diyaarad lagu tamashleeyo iyo hadal idaacad...
Faroolow Maaxaa isku soo aadiyay (Fadhigii Zaynaawi, Fiidweerarka wadaada iyo Fowdada Shacabka
Maalmihii ugu danbeeyay ayaa waxaa rabshado ka soo cusboonaadeen deeganada Punland kadib markii shacabku ka caroodeen Ugarsi aan ganbasho lahayn oo ay Ciidamada PIS-ta oo yaqaan ay hayeen Wadaada Reer Punaland kuwaasi oo luugu galayay Guryahooda iyo Goobaha cibaadada ....
Mabda.a siyaasada ururka Xisbul islaam- Nabad ha i Maqashiin Lacag la,aanteeda, Dagaal la,aan waa Diin la,aan
Qormada xanta ayaan uga faaloonaa aalaaba si ay dadku uga sheekaystaan Xaaladaha siyaasada kuwooda maal mahaasi ugu talaabada iyo maqalka dheer , waxaanan asbuucaani faalo uga bixin doonaa aragtida ay dadku ka aamin san yihiin Xisbiga Dagaalka u yagleelan ee dhawaanba kala jabay...
Haddii Aftahanimo laqiimeeyay Aqoon Waxbarasho intey Aadi?,,, falanqaynta dowlada far miyaa ku godan?
Xanta ugu badan ee la isdhexwaday baryihii ugu danbeeyay ee la xiriirtay qaab dhismeedka Dawlda ayaa siyaabo kala duwan lagu sheegayay in loo eegay dhismahii golihii golihii wasiirada marlka laga yimaado hanaankii 4.5...
Mudane Madaxweyne Booqatay oo tacsi u dirtay AMISON ee Ma soo booqatay ku wii ay dileen ee isbitaalada Muqdisho daadsan?
Waxaan manta Barnamijka xanta ku faaqidi doonaa nux nuxda dad aan siyaasadu qasabka ay qasabto mas,uulka garani ku sheegeen Sheikh shariif Nin ciidamada amison Dhaawacoodii ka daba baroortay ee cusbitaalka ku soo dhunkaday gacmahoodii ay somalida ku waxyeeleeyeen....
C/raxmaan {Ibbi}Dilka wariyaasha lagu ugaarsado lug intee la eg ayuu ku lee yahay?
Wariyaasha ka howl gala Magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka somalia ayaa ah kuwa naftooda u huray halganka nabad raadinta kaalin aan la hilmaami doonina ka qaatay guubaabinta iyo isku keenista Dalka iyo dadka dagaaladu diloodeen....
Balanbaan qaaday in aan kadaba shaqeeyo sheikh shariif wax uusan ahayn ayuuna iska dhigay.
Barnaamijka xanta oo aalaaba aan ku soo qaadano talaabooyinka siyaasada iyo ujeedada aan dadku fahamsanayn ayaan maanta ku falan qayn doonaa Dr Cumar Iiman iyo ujeedada ugu weyn ee uu ku dhaliilsan yahay dowlada Dhawaan la doortay iyo doorka siyaasada ee Shariif sheikh axmed kuu ku takaabsaday....
waa maxay calaaqaadka ka dhexeeya suufida G/dhexe iyo ithiopianka xog laga soo uruuriyay G/dhexe C/wali Xasan Xiireey (Janagale)
xogtan oo inta badan laga soo uruuriyay Gobalada dhexe ee somalia ayaa waxay ku soo beegmaysaa xili aay gobolaadaasi ragaadiyeen dagaalo aan laga aqoon dhamaan gobolada kale ee dalka soomaaliya ....
AR XABSIGA MALAGU WAARDIYEEYNAYAA MISE WAAD IGU ILOWDEEN aduunyoy xumidaa.
Waxaan sheeko gaaban ku maqli jiray dhurwaa ama wareeba sida qofwaliba u taqaan ayaa duqoobay oo gaari waayay in uu orodkiisa ku ugaarsato asagoo indhaha iyo Lugaha beelay ayuu maalintii danbe Baahi iyo dhibaata haysata oo cid uga garaabaysa uusan haysan layaabay ayuu geeraan iyo Ganuucuc ...
CEEBLA ANIGU WAAN FURAYE NINKII DUMAALIDOONOW SIDEED U DHAQANAYSAA?
Aniga laga bilaabo maantay oo Taariikhdu ku beegan tahay, 29-Bisha-12-Sanadka-2008-da xilka aan haayay ee ahaay Ceeblo qabitaankeedii warqadii aan ku qabay, oo aad ogeydeen uguna siiseen Mehrkeeda ku qoran waa iga tan Heynmaayo, waxaana ku wareejiyey, Gooyoow aan ku wareejiyey sababtoo ah Sharcigaa qaba in aan Warqada iska wareejiyo intaas kadib....
Duulaanka Qabuurda iyo Dulucda u jeedada al-shabaab (Faallo )
Awood kasta oo ku soo biirta dalka somalia waxay qaadaa tilaabo ku cusub umadda soomaaliyeed waxaana baryahaani dadku ahaayeen kuwa garan weysan meesha dhibaadadu ka jirto iyo danbiga ay qabuuruhu galeen waxaana qalinka u qaatay arintaasi Shariif C/nuur Xassan oo ah Wariye ka tirsan warbaahinta Gobolada.com....
Markii horeba waa uu iqalday Nuur Cade ee ma aanan malaynayn in uu yahay heerya cunkan igu soo jeesanaya base wuxuu ka helo ayuu lee yahay .
Taladii uu isin jiray walaalkay Zanawi waan ka diidi jiray oo waxaan is lahay ninku waa miskiin ileense waa abeeso oo aniga ayuu micida ila gaadayaa , walee waxaan la iiga raynba waa dagaal ee asaga ayaa dhibku ku danbayn doonaa. ...
Sadaxdan Sheikh Shar ma u aragtaan mise Shaashkii Huggaamiye kooxeedkaa u saaran?,.
Tan iyo Markii ay bilowdeen dagaaladii u dhaxeeyay ururkii Labaxay Ladagaalanka Argagixisada waxaa magaalada Muqdisho ku dhintay dad aad u fara badan waxaana la dhihikaraa dadkaasi waxaa u badnaay Dhalin yaro ka qayb qaadatay Dagaaladii kala duwanaay ee markii danbe isu badalay ku rid ee ka dhaqaaq...
Adeer Nimankii Al-shabaab ayaan iska ilaalinaa oo odayaashiibaa gafuurka loo xiranayaa. walaahaadna adinkuna iga danbayn doonin::
Ururka dhaq dhaqaaqa al-shabaab ee aan la aqoon cida ay ka dabqaataan ayaa mar ay janhabeen sheegay in odayaashu yihiin dhibaatada xilgan ay ka baqayaan ....
Puntland Boos ma kuugu yaalaa ((Move from Bakaaro to Desert area )) ma Kut ka guur ee qanjo u guur baa???
hadii Magaalada Muqdisho ay dagaal marti u tahay oo ay soo dhawayso dhibaatada dadka u daran, ...
Areey hala idoorto Ma Muqtaar roobow iyo ina Shungulaa ii daahaa mineey hee banaan iga helaan dhilqa camal ay igu soo kudaayaane.
Nuur Cadow Ku bartay Tolna maahin Banaadir aan Buskakiciyee Xaad iga Rabtaa waad ogtohoo Kuwii dhagaxa ka yimid inya dhagaxoodii ku naqdeen walee Cabdulaahiyaa ku naxariis dhaama ...
Previous | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | 19 | 20 | 21 | 22 | 23 | 24 | 25 | 26 | 27 | 28 | 29 | 30 | 31 | 32 | 33 | 34 | 35 | 36 | 37 | 38 | 39 | 40 | 41 | 42 | 43 | 44 | 45 | 46 | 47 | 48 | 49 | 50 | 51 | 52 | 53 | 54 | 55 | 56 | 57 | 58 | 59 | 60 | 61 | 62 | 63 | 64 | 65 | 66 | 67 | 68 | 69 | 70 | 71 | 72 | 73 | 74 | 75 | 76 | 77 | 78 | 79 | 80 | 81 | 82 | 83 | 84 | 85 | 86 | 87 | 88 | 89 | 90 | 91 | 92 | 93 | 94 | 95 | 96 | 97 | 98 | 99 | 100 | 101 | 102 | 103 | 104 | 105 | 106 | 107 | 108 | 109 | 110 | 111 | 112 | 113 | 114 | 115 | 116 | 117 | 118 | 119 | 120 | 121 | 122 | 123 | 124 | 125 | 126 | 127 | 128 | 129 | 130 | 131 | 132 | 133 | 134 | 135 | 136 | 137 | 138 | 139 | 140 | 141 | 142 | 143 | 144 | 145 | 146 | 147 | 148 | 149 | 150 | 151 | 152 | 153 | 154 | 155 | 156 | 157 | 158 | 159 | 160 | 161 | 162 | 163 | 164 | 165 | 166 | 167 | 168 | 169 | 170 | 171 | 172 | 173 | 174 | 175 | 176 | 177 | 178 | 179 | 180 | 181 | 182 | 183 | 184 | 185 | 186 | 187 | 188 | 189 | 190 | 191 | 192 | 193 | 194 | 195 | 196 | 197 | 198 | 199 | 200 | 201 | 202 | 203 | 204 | 205 | 206 | 207 | 208 | 209  Next


“Halyey Soomaaliyeed   30 Jan 2010
Qof online ©  Gobolada.com    .   somaliahome@hotmail.com Powered by   Ramaas Software


Abdulkadir Utah's interview with 
BBC dhagayso

Madaxwene D, Riyaale

Madaxweyne C/lahi Yuiusuf


SH.Muqtaar Roobow