Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Everton iyo Chelsea ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

0
11

Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Everton iyo Chelsea ee horyaalka Premier League ayaa la shaaciyey

Kooxaha kubadda cagta Everton iyo Chelsea ayaa galabta daaha ka rogaya kulammada horyaalka Premier League ee maanta iyadoo Toffees ay halis ugu jirto inay usii badato dhanka u laabashada horyaalka heerka labaad ee kubadda cagta Ingiriiska.

Kooxda Everton ayaa ku jirta kaalinta 18-aad ee kala sarreynta horyaalka dalka England iyadoo leh 29 dhibcood, balse waxay heysataa kulan baaqi ah iyo midka ay maanta ciyaareyso halka Blues ay ku jirto kaalinta saddexaad ee kala sarreynta horyaalka iyadoo leh 66 dhibcood.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Everton XI: Pickford, Holgate, Mina, Mykolenko, Coleman, Delph, Doucoure, Gray, Iwobi, Gordon, Richarlison.

Chelsea XI: Mendy, Rudiger, Alonso, Silva, Azpilicueta, James, Jorginho, Loftus-Cheek, Mount, Havertz, Werner.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here