Gudoonka Golaha shacabka oo magacaabay Gudiga qaban qaabada doorashada Madaxweynaha

0
47

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo shir guddoomiyay kulanka guud ee Golaha Shacabka oo ay weheliyaan labadiisa ku-xigeen ayaa soo saaray 8 ka mid ah 11-ka xubnood ee Golaha Shacabka uga mid noqonaya Guddiga Qabanqaabada doorashada madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya  oo ka kooban 10-xubnood oo ay magacyadooda kala yihiin:

1-Xildhibaan Mowliid Cabdi Maxamed.

2-Xildhibaan Cali Xaaji Daahir.

3-Xildhibaan Nuura Mustaf Mukhtaar.

4-Xildhibaan Maxamed Axmed (Beerey)

5-Xildhibaan Maxamed Ibrahim Mucalimuu.

6-Xildhibaan Maxamed Cumar (Caananuug).

7-Xildhibaan Cumar yuusuf Khaalib.

8-Xildhibaan Fardowsa Maxamed Cigaal.

Guddomiye Madoobe ayaa sheegay in 3 xubnood ee harsan saacadaha soo socda lagu soo dari doono si loo dhameystiro xubnaha gudiga maanta la magacaabay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here