Madaxweynaha Koofur galbeed oo qaabilay Musharax madaxweyne Dr Cabdi Nuur sheekh Maxamed+ Sawiro

0
14

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa hoyga uu ka degenyahay Magaalada Muqdisho ku qaabilay Musharax Madaxweyne Mudane Cabdinuur Sheikh Maxamed oo ay ka wada hadleen Xaalada Dalka iyo Arimaha Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya.

Musharax Madaxweyne Dr, Cabdinuur sheikh maxamed ayaa ololahiisa doorashada Madaxweynaha Soomaaliya si xawli ah uga wada Magaalada Muqdisho isaga oo rajo ka qaba in Xildhibaanada Labada Gole ee baarlamanka soomaaliya ay u doortaan madaxweynaha jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here