Gudoomiyaha Gobolka shacabka oo dhameystiray Magacyada Gudiga qaban qaabada doorashada madaxweynaha Soomaaliya

0
59

Gudoomiyaha golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (madoobe) ayaa soo dhameystiray xubnaha Guddiga 10 ah ee qaban qaabinaya doorashada Madaxweynaha.

Liiska xubnaha Golaha Shacabka BJFS ku matalaayo Guddiga Qabanqaabada doorashada madaxweynaha JFS ayaa waxa ku jira labo dumar ah.

Halkaan ka arag magacyada guddiga :

  1. Firdowsa Cismaan Cigaal .
  2. Cali Xaaji Daahir – Yibire

3. Mohamed Keerow Mohamed – Rahaweyn

4. Nura Mustafe Mukhtar – Luwaay

5. Abdigani Ismail Said – Arab, ISAAQ

6. Mohamed Ibrahim Macalimo – Baadicadde

7. Omer Yusuf Qalaadid – Oogaadeen

8. Abdiwahab Omer Ahmed ….Ciise madoobe

9. Mohamed Ahmed Mohamed beereey – Abgaal

10. Mowlid Abdi Mohamud- Ajuuraan

11. Cabdiraxmaan Mohamed Mohamud (Cagaweyne) HG – Sacad

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here