Madaxweynaha Hirshabeele oo soo gaaray Muqdisho

WARARKA

Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho.

Cali Guudlaawe iyo wafdigiisa ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay garoonka Diyaaradaha ee Aden Cadde Airport iyadoo halkaas ay kusoo dhaweeyeen Wasiiro, Xildhibaanada labada aqal ee BFS, xubo labada gole ee Hirshabeelle, Siyaasiyiin iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Leave a Reply

Your email address will not be published.