Mdaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa ku soo wajahan magaalada Muqdisho.
Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa la sheegay in uu qayb ka yahay ololaha doorashada Madaxweynaha Puntland saciid cabdulaahi Deni oo ka mid ah Musharixiinta u taagan qabashada Soomaaliya
Magaalada Muqdisho ayaa la filayaa in 15-ka bishan may ay ka dhaceyso doorashada Madaxweynah 10aad ee Soomaaliya.