Maxay ka wada hadleen Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka & Wakiilka Dawlada Norway ee Soomaaliya ?

WARARKA

Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya marwo, Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar, ayaa kulan gaar ah la qaadatay sii hayaha safaaradda Norway ee dalka mudane Haakon Svane, iyo wakiilka gaarka ah ee Wasaaradda Arimaha Dibadda ee Norway u qaabilsan Soomaaliya marwo Heidi Elburgi Johansen.Wakiilada ka socda Norway ayaa Guddoomiye Sacdiyo Yaasiin kala hadlay awood-siinta haweenka ku jira siyaasada gaar ahaan kuwa ku jira Golaha Shacabka JFS

Leave a Reply

Your email address will not be published.