Wararkii ugu dambeeyay iyo Gudoonka Golaha shacabka oo go’aan ka gaaray khilaafkii ka taagnaa xildhibaanada lagu soo kala doortay Ceelwaaq ee Garbohaareey

0
47

Gudoonka Golaha shacabka baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u Aqoonsaday Xildhibaanada Lagu soo doortay degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo in ay yihiin xildhibaanada Rasmiga ah ee lagu soo doortay Habraacii saxda ahaa iyo sharuudihii doorashada

Warqad ka soo baxday Xafiiska Gudoomiyaha Golaha shacabka ayaa lagu ansixiyay in xildhibaanada lagu soo daartay Degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo ay yihiin xildhibaanada rasmiga ee hanaanka waafaqsan doorashada lagu soo doortay.

Halkaan Hoose ka Akhri warqada ka soo baxday xafiiska Gudoonka golaha shacabka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here