Gudoomiyaha Aqalka sare oo la kulmay safiirada Talyaaniga & Midowga Yurub

WARARKA

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare BFS Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi wuxuu maanta kulan uu la qaatay Safiirka Midowga Yurub u fadhisa Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Marwo Tiina Intelmann iyo Safiirka Dowladda Talyaaniga u fadhiya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Alberto Vecchi waxayna ka wada hadleen dhammaystirka howlaha Doorashooyinka ka socda Dalka iyo sidii doorashada Madaxwaynaha 10aad ee JFS ay ugu qabsoomi lahayd jawi xasilan oo nabad ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published.