Madaxweyne Farmaajo oo isu soo sharaxy Xilka madaxweynaha soomaali

0
70

Madaxweynaha Muddo xileedkiisa uu dhmamaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa markii ugu horeysay shaaciyay in uu yahay musharax madaxweyne oo markale u taagan xilkaasi, isaga oo Tilmaamay in codsi uga yimid shacabka awgiis uu goโ€™aankaas u gaaray.

Madaxweyne Farmaajo ayaa shacabka ka codsaday in ay xildhibaanada ka codsadaan in ay codkooda isaga siiyaan. Wuxuu sheegay in xildhibaan kasta uu metelo 60 kun oo qof.

Doorashada madaxweynenimada Soomaaliya ayaa loo madlanyahay 15-ka bishan May, iyada oo maalintii koowaad ee is diiwaangalinta ay shahaadada qaateen illaa 10 musharax.

Farmaajo ayaa markale doonaya in uu Hogaanka u qabto dalka iyadoo la sheegay in doorashada madaxweynaha soomaaliya ;acagihii ugu badnaa Codad Xildhgibaanada lagu kala iibsanayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here