Dhageyso: Waa Kuma Musharaxa Badbaadin kara Dalka iyo Dadka oomudan in la doorto?

0
13

Boqor Maxamed Jaamac Suldaan cumar oo ka mid ah waxgaradka geed fadhiga loogu Ahaa soo xulista xildhibaanada gobollada wuqooyi,ayaa ka hadlay siyaasada iyo doorashooyinka dalka.

https://6559a016d2b0363d52fbb8464ad07076.safeframe.googlesyndication.com/safeframe/1-0-38/html/container.html Boqor maxamed jaamac ayaa sheegay in murashaxiinta tirada badan ee madaxweynaha ay isbar bar yaacooda waxba soo kordhin doonin balse loo baahnaa labo iyo seddex isku soo taaga xilka.

Waxa uu hoosta ka xariiqay in Sheekh Shariif sheekh Axmed uu mudan yahay in xilka loo dhiibo si dalka iyo dadka uga samata bixiyo xaalada ay ku jirto Soomaaliya.

Boqorka Maxamed Jaamac ayaa dhowr siyaabood ku sifeeyey arinta shariif oo ahaa hogaamiyihii maxaakiimta soomaaliya islamarkaana markii Dawladii kumeel gaarka aheyd madaxweynaha ka ahaa uu wax badan ka qabtay Amniga,Dagaalka Al Shabaab,isbadelka dawladnimada iyo Arimo bulshada ay ku xasuusan doonto.

Halkaan ka Dhageyso Waraysiga Boqor Maxamed jaamac Suldaan Cumar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here