Marwadii hore ee Marxuum Cabdulaahi Yuusuf oo Imaaraatka ku geeriyootay

0
15

Madaxda Dawlada Federaalka Soomaaliya oo uu ku jiro madaxweynaha Soomaaliya maxamed cabdulaahi farmaajo , madaxweynayaal hore iyo Xubno kala duwan ayaa ka tacsiyeeyay geerida marwadii hore ee Marxuum Cabdulaahi soomaaliya oo mar madaxweyne ka soo noqday Soomaaliya.

Xaawo Cabdi Samatar ayaa u dhaxday madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cabdullaahi Yuusuf Axmed. Cabdullaahi ayaa madaxweyne noqday sanadkii 2004-tii, wuxuuna xilkaasi ka dagay 2008-dii.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here