Maxay ka wada hadleen Gudoomiyaha Golaha shacabka iyo Madaxweyne Xasan sheekh maxamuud?

0
71

Madaxweynaha la doortay ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta la kulmay guddoomiyaha golaha shacabka BJFS.
kulankaan ayaa ahaa mid ay uga wadatashanaayaan xilligaan kala guurka ah.
Waa kulankii labaad ee ay yeeshaan madaxweyne Hassan sheikh Maxamuud iyo gudoomiyaha Golaha shacabka BJFS Sheikh Aadan madoobe

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here