Xildhibaan cabdiraxmaan cabdishakuur warsame oo ka mid ahaa Mushurixiinta ka qayb gashay doorashadaii 15ka may ka dhacday Xarunta Teendhadada Afasiyooni ayaa ka hadlay Guusha uu madaxweyne xasan sheikh uu ka gaaray dooorashadaasi Xildhibaan Cabdiraxmaan cabdishakuur ayaa sheegay Guusha uu Madaxweyne Madaxweyne xasan sheikh uu gaaray doorashada in Golihii midowga Musharaixiinta ee ay ka wada tirsanayeen ay ku balan ka hor doorashada inta aan la guda galin in la taageero musharaxa ugu codadka badan marka doorashada ay dhaceyso sidaasna uu Madaxweyne xasan sheikh guusha uu ku gaaray waa sida uu hadalka u dhigayee
Halkaan ka dhageyso Codka