Ra’iisal wasaare Rooble oo la kulmay safiirka Masar ee Soomaaliya u qaabilsan

0
102

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka SOomaaliya  Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa magaalada Muqdisho ku qaabbilay danjiraha Dowladda Masar u fadhiya Soomaaliya Mudane Maxamed Albaaz.

Labada mas’uul ayaa waxay ka wada hadleen iskaashiga iyo xiriirka labada dal ee walaalaha ah iyo sidii loo sii xoojin lahaa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here