Taliyihii Ciidanka Nisa ee garoonka diyaaradaha ee Muqdisho oo xilka laga qaaday

WARARKA

Taliska NISA ayaa xilka ka qaaday taliyihii NISA ee garoonka Aadan Cadde oo lagu magacaabo Khadar.

Ilo Wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa xaqiijiyay in Taliyahaasi laga joojiyay shaqada loona magacaabay gabar ku Xigeen u ahayd in ay sii waddo shaqada.

Khadar, ayaa ahaa sarkaal Awood ka haystay Madaxa NISA Waxaana hore loola xariiriyay in uu ahaa sarkaal inta badan ku lugta lahaa joojinta iyo imaanshiyaha safarada Siyaasiyiinta qaarkood

Leave a Reply

Your email address will not be published.