Madaxweynaha Xafiiska Jooga ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan is-xogwaraysi ah ku yeeshay Madaxtooyada Qaranka.
Madaxweyne Xasan sheikh Maxamuud iyo Madaxweyne Farmaajo ayaa ka wada hadlay Arimo badan oo waxyaabaha hotabinta leh ee horyaala Madaxweynaha cusub iyo sidii uu umaba qaadilahaa
Sidoo kale madaxweynaha xafiiska Jooga ee Soomaaliya Maxamed cabdilaahi Farmaajo iyo madaxweyne xasan sheikh Maxamuud ayaa ka wada hadlay Munaasabada Xilka wareejinta oo la qorsheyay in ay qabsoonto maalinta Isniinta ah ee soo socota .
Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya Cabdirashiid Maxamed Xaashi ayaa ka warramay kulanka labada madaxweyne
Halkaan Hoose ka Dhageyso Codka Afhayeenka Madaxtooyda Soomaaliya: