Madaxweynaha Jubbaland ayaa sheegay in uu aad u bogaadinayo guddiyadadoorashadda ee heer Federaal iyo heer dowlad goboleedba, wuxuuna ku amaanay doorkii ay ka qaateen doorashada Soomaaliya .
Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa ugu baaqay madaxweynaha cusub ee la doortay in uu abaal mariyo guddiyadda Doorashada, lagana qeyb galiyo dowladda cusub ee la dhisi doono.
Madaxweynaha ayaa sigaar ah u codsaday in xubnahasi sida gudoomiyaha iyo gudoomiye kuxigeenada guddiyadda doorashooyinka laga dhigo safiiro iyo sidoo kale loo dhiibo shaqooyinka ay qaban karaan, oo an la hilmamin.