Taliyaha Cusub ee Qaybta 60aad oo maanta si Rasmi ah Xilka ula Wareegay

0
111

Taliyaha Cusub ee Qaybta 60aad ee Ciidanka Xoogga dalka Gaashanle Sare Ibraahim Cusmaan Maxamed (Tifow) oo dhawaan loo magacaabay Taliyaha Cusub ee Qeybta 60aad ayaa Maanta si rasmi ah Xilka Taliyaha ugula wareegey Taliyihii hore Qeybta 60aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Sarreeyo guuto Maxamed Sheekh Cabdullahi Ciirow oo kamid noqday Xildhibaanada Baarlamaanka  11aad ee Soomaaliya

Waxaana Munaasabadda Xil wareejinta ka soo qeyb galey Saraakiisha Ciidanka Qeybta 60aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here