Ciidamada ATmis oo Hawgal ku soo qabtay Dad shacab ah

0
42

Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelaha Dhexe ee dowlad goboleedka HirShabelle ayaa sheegaya in ciidamada howlgalka ATMIS ay howlgal ka sameeyeen deegaano ka tirsan gobolkaasi, kaas oo ay ku xireen Raydid ah .
Ciidamada Atmis ayaa ku dhawaad 9 qof oo shacab ahaa Hawlgalka ku soo qabtay , iyaga oo ku eedeynaya inay la shaqeynayeen Al-Shabaab.
Wararka ayaa sheegaya shacabka ahee Hawlgalka lagu so qabtay loo soo gudbiyay magaalada Muqdisho, si loogu sameeyo baaris dheeraad ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here