Ra’iisal wasaaraha XFS Ra’iisal Xukuumadda Soomaaliya Mahamed Xuseen Rooble ayaa baabi’iyay warqad wasaaradda Arrimaha dibadda ay ku fasaxday Markab waday dhuxul sharci daro ah oo ku xernaa xeebaha dalla Cumaan.
Ra’iisal wasaaraha dalka ayaa sidoo kale shaqada ka joojiyay wasiirka arrimaha dibadda Cabdisaciid Muuse Cali .
Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa Hantidhowraha qaranka iyo Hey’adaha amniga wuxuu faray inay baaritaan ku sameeyaan falkaan sidii uu u dhacay, kadibna ay u gudbiyaan hey’adaha garsoorka dalka.
Waxaa uu amray in Hay,addaha dowladda ay ku sameeyaan baaritaano sababta keentay in uu falkaan dhaco.
Hoos ka Akriso wareegtada shaqa joojinta ee uu soo saaray Ra’iisal wasaare Rooble:
