Ciidamada Dawlada Federaalka oo hawlgal ka Sameeyay Gobolka Shabeelaha Hoose

WARARKA

Faahfaahin dheeriya ayaa ka soo baxaysa hawlgal qorshaysan oo Kumaandooska Gor Gor oo ka Tirsan CiidankaXoogga dalka Soomaaliyeed ay  ka fuliyeen Gobolka Shabeellada hoose.

Hawlgalka oo ka dhacay tuulooyinka Tawakal iyo Balow oo ka tirsan degmada Awdheegle ee Gobolkaas ayaa la sheegay  lagu burburiyay Xarumo Al-shabaab ay ku la haayeen  halkaas sida laga soo xigtay saraakiishaGor Gor .

Sidoo kale’ Wararka ayaa sheegaya in Ciidamadu ay ku gubeen doon nooca dheeriya ah oo Al-shabaab isticmaali jireen.

Leave a Reply

Your email address will not be published.