Somaliland ayaa si cad u diiday tirada sannadka laga siiyay dadka tegaya Xajka.
350 qof ayaa la siiyay tirada sannadka tegaya Xajka Soomaaliland .
Somaliland ayaa ku eedaysay dawladda Soomaaliya in aanay si caddaalad ah u qaybin tirada la siiyay Soomaaliya iyo Somaliland oo dhan shan kun laba boqol iyo lix Xaaji. Boqolkiiba 40% ayay doonaysay Somaliland in la siiyo.
Dawladda Sacuudiga ayay Somaliland u gudbisay cabashadeeda sida Wasiirka Diinta iyo Aw-qaafta Somaaliland Sheikh Cadirisaaq Xuseen Albaani
Halkaan Hoose ka Dhageyso Codka wasiirka :