Sheekh Caan ahaa oo geeriyooday

0
117

Wadanka Urdun Waxaa ku geeriyooday Sheekh Cali Warsame Xasan oo kamid ahaa culimada caanka ee Soomaalida.
Sheekh Cali Warsame wuxuu muddo ka badan nus qarni ku howlanaa faafinta diinta Islaamka.
Sheekh Cali ayaa lagu tilmaamaa wadaadadii kasoo horjeeday fikirka Al Shabaab, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka dowladda Soomaaliya ee Sonna.
“isagoo kamid ahaa guddigii culimada ee 2009 Axmed Cabdi Godane kala dooday afkaartooda” ayaa lagu yiri qoraal lagu daabacay bogga Sonna.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here