Wiil Dhalinyaro ah oo ka Tirsanaa ilaalada Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo la dilay

WARARKA

Xuseen Abuukar Nuur oo ka mid ah Ilaalada Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamed Maxamuud ayaa goordhow lagu dilay Muqdisho.
Dilka ayaa ka dhacay Albaabka Dekadda weyn Ee Muqdisho.
Dilka marxuumka ayaa waxaala sheegay in uu geystay Askari ka tirsan Ciidanka Booliiska xilli uu marayay waddada sida ay sheegeen Dad ku sugnaa goobta uu dilka ka dhacay .

Leave a Reply

Your email address will not be published.